2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macalinka Cusub Ee Muqdisho City Club Maxamed Mistiri Lamjed Oo kulankii Ugu Horeeyay La Qaatay ciyaartooyda kooxdiisa Tababaraha cusub ee kooxda Muqdisho City Club Maxamed Meatiri Lamajed ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay ciyaartooyda,maamulka,shaqaalaha iyo taageeryaasha naadiga dowladda hoose wuxuuna xilkan kala badalay Husein Mbalangu oo u dhashay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Cabdi Joon “Waan Bogaadinayaa Shaqada Ay Qabteen Ciyaartooyda Kooxdayda” kooxda ciidanka xooga dalka ee Horseed ay ku dhameystay kaalinta 2-aad ee kala sareynta horyaalka Somalia Premier League fasal ciayareedka 2018-2019 hadana dad badan ayaa qabay aragti ah in xidigaha Horseed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Kooxda Elman Ayaa U Mahad Celiyay Ciyaartooyda Ka Dib Markii Ay Ku Dhameysteen Kalainta Sadexaad Ee Kala Horeynta Horyaalka Maamulka kooxda Elman Sports Club ayaa kulan mahad celin iyo baraarjin la qaatay ciyaartooyda,ka dib ay xidigahoooda ay ku dhameysteen kaalinta sadexaad ee kala sareynta horyaalka Somalia Premier League. Cabdirashiid Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Bilaaway Isticmaalka Aalada GPS Ciyaartooyda xulka qaranka dalka ayaa bilaaway isticaamlka aalada lagu ogaanayo fayqabka heerka tababarka ee loo yaqaano (On Device Monitring Physical Fitness Preformence) waxaana aalada horay u isticmaalay garsoorayaaasha kubbadda Cagta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Rasmi:-Muqdisho City club Oo Saxaafada U Soo Bandhigtay Macallinkeeda Cusub Kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa xafiiskeeda kusoo bandhigtay macallinkeeda cusub kaas oo u dhashay wadanka Tuniisiya wuxuuna xiligan ka badalayaa Mbalangu Husein oo kasoo jeeda Uganda. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Heegan Oo Marti U Ah Kooxda Reer Rwanda Ee Apr FC Kooxda ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankeedii 3-aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee Group C la balansan xidigaha Apr FC oo ka dhisan Rwanda. Xidigaha Heegan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dekedda Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Horyaalka Somalia Premier League Da’daal dheer ka dib maamulka kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa u mahad celinayna ciyaartooyda oo markii saddexaad oo xariir ah ku guulaystay tartanka horyaalka Somalaia Premier League. Guddoomiyaha kooxda kubadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Oo Xooga Saaraysa Dhisidda Ciyaaryahano Da’yar Ah Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo ka shaanaya waxyaaalaha kala duwan ee naadiga ayaa sanadkii labaad hindisay mashruuca dhisida da’yarta kubbadda cagta kuwaas oo loo diyaarinayo ka…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Dhacay Bisha Juun Ciyaaraha Soomaaliya? 01-Juun 2019-Guddoomiyaha Kooxda kubbadda cagta Horseed DR Maxamed Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay Ciyaartooyda,Macalamiinta iyo shaqaalaha kooxda,isagoo ugu Mahad celiyay horomarka ay kooxdiisa samaysay labadii sano lasoo dhaafay. 02-Juun…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Cecafa-Kooxda Heegan Oo Kulan Adag La Leh Proline Naadiga ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankii 2aad ciyaaraysa tartanka kooxaha bariga iyo bartamaha Afrika 2019,iyadoo kulan adag la leh xidigaha Proline oo ka dhisan wadanka Uganda. Kooxda Heegan…