Natiijo Horyaalka-Kooxda Ciidanka Dalka Ee Horseed Oo Ka Badisay Muqdisho City Club kooxda ciidan xooga dalka ee Horseed ayaa guul muhiim ka gaartay dhigeeda Muqdisho City Club,iyagoo labada dhinac ay wada ciyaareen kulamadoodii 12-aad horyaalka Somalia Premier League 2018-2019. Qeybta 1aad labada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Wax Badan Ka Ogaw Kulanka Horseed VS Muqdisho City Club Kooxda Ciidanka xooda dalka ee Horseed ayaa wajhaysa dhigeeda Muqdisho City Club oo sanadkii lasoo dhaafay ay wada ciyaareen kama dambeysta tartanka kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse,inkastoo xidigaha M.C.C…
2 daqiiqo Maxaa Kasoo Baxay Shirweynihii Guddiga Isboortiga Gobolka Banaadir Ee (Zone-Ka 5AAD) Shir sanadeedka maamulka ciyaaraha gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay caasimada Muqdisho waxaana ka qeyb galay madaxda gobolka Banaadir,wasaarada ciyaaraha iyo dhallinyaradda dowladda iyo guddoomiyaasha isboortiga degmooyinka Gobolka waxaan intii uu…
3 daqiiqo Dekedda Iyo Horseed,Yaa Ku Guulaysandoono Loolanka Horyaalka Somalia Premier League Guddoomiyaha Kooxda kubbadda cagta Horseed Dr.Maxamed Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay Ciyaartooyda,Macalamiinta iyo shaqaalaha kooxda,isagoo ugu mahad celiyay horomarka ay kooxdiisa samaysay labadii sano lasoo dhaafay. Kooxda Ciidanka kooxda…
9 daqiiqo Aqriso Bisha May Iyo Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Isboortiga Dalka Goobjoog news qeybta ciyaaraha waxa ay kuu soo gudbinaysaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ciyaaraha dalka iyo bisha May 2019,horayna waxaan idinku soo bandhignay bilihii lasoo dhaafay Janaayo,Febraayo,Maarso iyo April waana markii ugu horeesay…
2 daqiiqo Ciyaaryahanada Xulka Qaranka Oo Guul Ka Gaaray Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Xidigaha xulka qaranka oo labadii bil ee lasoo dhaafay kulamo saaxiibtino la qaatay kooxaha kala gedisan ee ka ciyaara horyaalka Somalia Premier League ayaa inta badan gaaray guulo weyn,iyagoo xitaa…
2 daqiiqo “Horyaalka Somalia Premier League Kama Bixi Doono Xeyndaabkeena”Daa’uud Tubaal Xidiga kooxda kubbadda cagta Dekedda Daa’uud Cabdullahi Tubaal ayaa fariin adag u diray Kooxda Horseed ka dib markii ay guul daro kasoo gaartay kulan ka tirsanaa horyaalka oo ay labada…
2 daqiiqo Macallin Taree“Deeq Dhiiri Gelin Ayuu Yahay Kuwa Isaga Ka Yar” Da’yarta ee 17-jirada Soomaaliya ayaa sanadkii lasoo dhaafay 2018 soo tiigsaday kama dambeysta tartanka dhallinyarada Bariga iyo Bartamaha Afrika kaas oo ka dhacay dalka Burundi. Deeq Cabdiraxmaan Taree waxa uu…
1 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Tababarre U Dhashay Ghana U Magacaabay Macallinka Goolhayaasha Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa tababarre Jerryagyei Asare u magacaabay macallinka goolhayaasha xulka qaranka, wuxuuna noqonayaa layliyaha saddexaad ee kasoo jeeda dalka Ghana ee ka qeyb qaadanaya mashruuca horomarinta ciyaartooyda…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xarigga Ka Jaray Xafiisyo Ay Ka Her Geliyeen Hirshabeelle Guddoomiye ku xigeenka horomarinta kubbadda cagta maamul Goboleedyada ahna guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw iyo wasiir ku xigeenka ciyaaraha iyo dhallinyarada Hirshabeele Cumar Maxamed Cumar ayaa…