Aqriso-Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Soomaaliya Iyo Bishii April 2019 aqristayaasha ku xeran Goobjoog News waxaan idin soo aruurinay dhacdooyinkii ugu waaweynaaa ciyaaraha Soomaaliya horayna waxaa idinku soo bandhigay saddexdii bil ee ka horeesay bisha April ee 2019. 01-April 2019-Wasaarada Ciyaaraha… 6 daqiiqo
3 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Oo Is Badal Weyn Ku Samaynayo Kooxda Kaga Qeybagalys Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobalka Banaadir Xiriirka kubbadda cagta Galmudug ayaa sheegay in uu socda qorshe ay ku doonayaan horomarinta kooxda kaga qey galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo la rajaynayo in…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan la Qaatay Guddiga Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa kulan mahad celin ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo dhaqaale lacageed ku taageeray…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Daah Furay Tartanka Iskuulada Gobolka Banaadir 2019 Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa sanadkii afaraad caasimada Muqdisho ka furay tartanka kubbadda cagta Iskuulada Gobolka Banadir oo ay ka qeybgalayaan ilaa 14 Iskuul waxaana munaasabada lagu waynayay furitaanka iyo…
2 daqiiqo 25 Sano Ka Dib Kooxda Kubbadda Cagta Rajo Oo U Soo Gudbay Horyaalka Somalia Premier League Xidigaha Rajo Football Club iyo Gees Afrika ayaa kulan ciyaareed xiiso badan oo loogu soo baxayay ka mid noqshada horyaalka Soomaaliya olalaha soo aadan kuwada dheelay garoonka Jamaacadaha ee degmada…
2 daqiiqo Guddoomiye Warsame“Isku Tashi Ayaan Ku Dhisanaynaa Garoomada Kubbadda Cagta Galmudug” Xiriirka kubbadda cagta Galmudug ayaa sheegay in uu socdo qorshaha horomarinta guud ahaan isboortiga deegaanada Galmudug si dhalinyarada ku nool maamulkaas ay uga gudbaan caqbadaha ka haysta helitaanka qalabka iyo…
2 daqiiqo Cali Afgooye Oo La Gudoonsiiyey Shahaadada Xildhibaanimo. Guddiga Doorashada Madax banaan ayaa magaalada Baydhabo ku shaaciyay in Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) uu ku guuleystay doorashada Kursiga Xildhibaannimo ee deegaan doorashadiisa tahay Koofur Galbeed. Xildhibaan Cali Afgooye…
2 daqiiqo Wasiir Bashiir “Wasaarada Ciyaaraha Dowladda Dhexe Ha Kala Saarto Siyaasada iyo Isboortiga” Bashiir Maxamed Aw Cali oo ah wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada maamulka Galmudug oo marti ku ahaa Barnaamijka Xeyndaabka ciyaaraha Goobjoog ayaa sheegay in aysan wax wada shaqeyn ah aysan kala…
3 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Sameeyay Isku Aadka Tartanka Horyaalada Iskuulada 2019 Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabada lagu samaynay isku aadka tartanka kooxaha horyaalka heerka 2aad ee da’yarta iyo sidoo kale ciyaaraha iskuulada Gobolka Banaadir oo…
2 daqiiqo “Xiriirka Kubbadda Cagta Diyaar Ayuu U Yahay In Uu Soo Dhaweeyo Shaqsi Katsa Oo Doonaya Hogaaminta Xulka Qaranka”Jamaal Xaashi Xulka qaranka Soomaaliya ayaa anadkii lasoo dhaafay 2018 markii ugu horeesay gaaray Fiinaalka tartanka da’yarta 17-jirada ee ka dhacay wadanka Burundi ciyaatooyda Soomaaliya ayaa bishii April 2018 kulankii ugu dambeeyay…