2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahanada Xulka Qaranka Oo Guul Ka Gaaray Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Xidigaha xulka qaranka oo labadii bil ee lasoo dhaafay kulamo saaxiibtino la qaatay kooxaha kala gedisan ee ka ciyaara horyaalka Somalia Premier League ayaa inta badan gaaray guulo weyn,iyagoo xitaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Horyaalka Somalia Premier League Kama Bixi Doono Xeyndaabkeena”Daa’uud Tubaal Xidiga kooxda kubbadda cagta Dekedda Daa’uud Cabdullahi Tubaal ayaa fariin adag u diray Kooxda Horseed ka dib markii ay guul daro kasoo gaartay kulan ka tirsanaa horyaalka oo ay labada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Taree“Deeq Dhiiri Gelin Ayuu Yahay Kuwa Isaga Ka Yar” Da’yarta ee 17-jirada Soomaaliya ayaa sanadkii lasoo dhaafay 2018 soo tiigsaday kama dambeysta tartanka dhallinyarada Bariga iyo Bartamaha Afrika kaas oo ka dhacay dalka Burundi. Deeq Cabdiraxmaan Taree waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Tababarre U Dhashay Ghana U Magacaabay Macallinka Goolhayaasha Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa tababarre Jerryagyei Asare u magacaabay macallinka goolhayaasha xulka qaranka, wuxuuna noqonayaa layliyaha saddexaad ee kasoo jeeda dalka Ghana ee ka qeyb qaadanaya mashruuca horomarinta ciyaartooyda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xarigga Ka Jaray Xafiisyo Ay Ka Her Geliyeen Hirshabeelle Guddoomiye ku xigeenka horomarinta kubbadda cagta maamul Goboleedyada ahna guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw iyo wasiir ku xigeenka ciyaaraha iyo dhallinyarada Hirshabeele Cumar Maxamed Cumar ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wafdi Ka Socda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Ku Sugan Hirshabeele Muxuu Yahay Qorshahooda Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw ahna guddoomiye ku xigeenka arimaha horumarinta maamul Goboleeyada ayaa ku sugan magaalada Jowhar ee maamulkaa Hirshabeele. Tan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni“Puntland Iyada Ayaa Dhisanaysa Garoomadeeda Kubbadda Cagta” Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo ay weheliyaan golahiisa wasiirada iyo golaha sharci dajinta oo safar shaqo ku mariyay qaar ka tirsan magaalooyinka maamulkiisa ayaa Gaalkacyo ka sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Qaabka Ay U Tababartaan Goolhayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Soomaaliya Shaqada goolhaya ma ahan mid fudud waxa ay ka mid tahay tan ugu adag ay qabtaan dadka bartay xirfadan qubarada ciyaaraha waxa ku sheegaan in goohayaha uu kaalin weyn ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xooga Saarayo Dhismaha Ciyaartooyda Da’da Yar Xiriika kubbadda cagta Soomaaliya ayaa qaatay siyaasad ah horomarinta iyo fursad siinta dhalinyarada wax barata hadana jecel kasoo muuqashada ciyaaraha kubbadda cagta Soomaaliya sanadii 2016 markii ugu horeesay xiriirka waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Waan U Qalanaa Sanadkii 3aad Oo Xariir Ah In Aan Ku Guulaysano Horyaalka Soomaaliya”Yuu Cali Tababaraha kooxda kubbadda cagta Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalanto hanashada horyaalka Soomaalya sanadkii 3aad oo xariir ah maadaama labadii sano…