2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cayaaraha Da’yarta Olombikada Zone 5 Oo Furmay Iyo Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galaysa Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed waxaa tartanka ku matalaya Xulalka qaranka kubadda Kolayga iyo ciyaaraha Fudud xidigaha Kubbadda kolyga ayaa ka qeyb galay tartanka 3×3,halka xidigaha ciyaaraha Fudud ay iyagana ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aqriso Tirada Kooxda Muqdisho City Club Ee Qeybta Ka Ah Safka Xulka Qaranka Soomaaliya 2019 Ilaa 7 ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya sanada 2019 waxaana arintan si weyn usoo dhaweeyay maamulka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartoooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Bilaaway Tababarka U Diyaar Garowga Tartmada Ay Ka Qeybgalayaan Sanada 2019 Ee Qaarada Afrika Xidigaha xulka qaranka ee laga soo kala xulay kooxaha kubbadda cagta ayaa bilaaway tababarka u diyaar garowka tartamada kusoo fuud leh ee ay kaga qeyb galayaan sanada 2019 kuwaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Puntland Saciid Deni Oo Qardho Ka Dhagax Dhigay Garoon Kubbadda Cagta Ah Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Qardho ka Dhagax dhigay garoon kubadda Cagta ah oo loo dhisidoono qaab casri faa’idana u leh dhalinyarada iyo bahda ciyaaraha deegaanka. Dhagax dhigga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Jubaland-Maxaa Sababay Guuladaradii Kooxda Kaneva Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee kooxaha kubbadda Jubaland ayaa waxaa wada ciyaaray Shaqaalaha iyo Kaneva oo ka mid ah kuwa loo baqayo in sanadkan ay ku guulaystan…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hordhaca Horyaalka Somaaliya-Yaa Guulo Badan Kooxaha Heegan VS Dekedda Kooxda ciidan booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Dekedda oo ah naadiga difcaanaysa horyaalka labadii xili ciyaareed lasoo dhaafay wuxuuna kulan u yahay labada dhinac kulamadoodii 8-aad horyaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Dalka Iyo Siyaasiin Oo Kulamo Dhiira Galin Ah La Yeeshay Aabaha Akram Afif Oo Bishii Febraayo Xulka Qatar Kula Guulaystay Koobka Qaramada Qaarada Aasiya Magaalada Doxa ee dalka Qatar waxaa ku kulmay ciyaartooydii hore Soomaaliya Xasan Cafif Yaxya (Faraska Cad) Bashir Fox Mohamed iyo safiirkii hore Soomaaliya ee u fadhiyay dalka Kenya iminkana ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Xitaa Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Kooxdaydii Hore Ee Muqdisho City Club Kuma Dabaal Dagayo”Daadir Amiin Iyadoo kooxaha ugu hanshada badan ku guulaysiga horyaalka Somalia Premier League sanadihii lasoo dhaafay ay wada ciyaaridoonaan kulan oo aad u adag oo ka tirsan horyaalka ayaa hadan waxaa isha…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogaw Xaqiiqooyinka Iyo Loolanka Kulanka U Dhaxeeya Kooxaha Elman VS Muqdisho City Club Kooxaha ugu guulaha kubbadda cagta Soomaaliya 25-sano lasoo dhaafay ee kala ah Elman iyo Muqdisho City Club ayaa ku balansan garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis,iyagoo wada dheelidoona kulankii 33-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Ciyaartooyda Kooxda Heegan Ka Dhaheyn Gushii Ay Ka Gaareyn Horseed Sports Club Kooxaha Horseed iyo Heegan ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7aad horyaalka Somalia Premier Legaue xil ciyaareedka 2018-2019. “Waxaan luminay fursad aan hogaanka ku qaban laheyn waxaan xooga saaraynaa in aan ku…