Maxaad Kala Socotaa Kulanka Xiisaha Badan Ee Kooxaha Horseed Sports Club VS Heegan Sports Club. Kooxaha hoos yimaada ciidmada booliska iyo milatariga ee kala ah Horseed Sports Club iyo Heegan Sports Club ayaa is wajahaya kulanka ka tirsan horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2018-2019. Xidigaha Horseed Sports Club waxa ay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Garsoorayaal Soomaaliyeed Oo Kasoo Muuqday Is Reeb Reebka Afcon U-23 Afar ka mid ah garsoorayaasha heerka caalami ee kubbadda cagta Soomaaliya ayaa dhex dhexaadiyay kulan ciyaareed ka tirsanaa is reeb reebka koobka is reeb reebka ciyaaraha African Cup of Nation…
1 daqiiqo Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Oo Ciyaar Xiiso Badan La Qaadanaysa Dhigeeda Jazeea Sports Club Kulan Ka Tirsan Horyaalka Kooxda horyaalka Somalia Premier League difaacanaysa labadii sano lasoo dhaafay ee Dekedda ayaa kulan ciyaareed adag la leh dhigeeda Jazeera Sports Club. Dekeda Football Club Kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay…
1 daqiiqo Kismaayo-Kooxaha Koban Iyo Kaneva Oo Bar Bardhac Ku Kala Baxay Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee Sera (B) da horyaalka Kooxaha Jubbaland ayaa waxaa wada Ciyaaray kooxaha Koban Iyo Kaneva waxayna ciyaartaas ka dhacday garoonka Waamo. Ciyaar adag…
2 daqiiqo Maxay ku kala Baxeen Kooxaha Kubbadd Cagta Gaadiidka Iyo L.L.P Jeenyo Kooxaha kubbadda cagta Gaadiidka iyo L.L.P Jeenyo ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7-aad horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox kulanka waxa uu ahaa mid muhiim u ah waxaana…
1 daqiiqo Horyaalka Soomaaliya: Jeenyo Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Gaadiidka wada dheelindoon kulan ka tirsan hoyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. L.L.P Jeenyo kulankii u danbeeyay horyaalka Somalia Premier League waxa ay guul…
2 daqiiqo Natiijo-Kooxd Mogadishu City Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Madbacada Qaranka Kooxaha kubbadda cagta #Madbacada Qaranka iyo Muqdisho City Club ayaa wada dheelay kulan ka tirsanaa horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar aad u saraysa waxaana…
3 daqiiqo Orodyahanadii Guusha U Soo Hooyay Soomaaliya Oo Muqdisho Loogu Qabtay Kulan Dhirii Gelin Iyo Bogaadin Ah Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa kulan bogaadin iyo hambalyo ku aadaneyd guushii Ciyaartooyda xulka qaranka ciyaaraha Fudud ku qabtay caasimada Muqdisho,iyagoo fariimo kala duwan u diray macalimiintii iyo xidigihii soo hooyay…
2 daqiiqo Guddoomiye Cali Shiine Oo Baydhabo Kawada Kulamo Lagu Horomarinayo Xiriirka Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed. Guddomiye ku Xigeynka 1-aad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) ayaa shalay gelinkii danbe gaaray Magaalada Baydhabo ee Maamul Goboleedka KOONFUR GALBEED. Qorshaha safarka waxa uu…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Dadaal Ku Bixinaya Horomarinta Xiriirada Maamul Goboleedyada Waxaa socda dadaallo aan kala joogsi lahayn oo lagu doonayo in lagu horumariyo ciyaaraha kubadda cagta ee maamul goboleedyada. Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo ay ka go’an tahay sarre u…