3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Dalka Iyo Siyaasiin Oo Kulamo Dhiira Galin Ah La Yeeshay Aabaha Akram Afif Oo Bishii Febraayo Xulka Qatar Kula Guulaystay Koobka Qaramada Qaarada Aasiya Magaalada Doxa ee dalka Qatar waxaa ku kulmay ciyaartooydii hore Soomaaliya Xasan Cafif Yaxya (Faraska Cad) Bashir Fox Mohamed iyo safiirkii hore Soomaaliya ee u fadhiyay dalka Kenya iminkana ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Xitaa Hadii Aan Gool Ka Dhaliyo Kooxdaydii Hore Ee Muqdisho City Club Kuma Dabaal Dagayo”Daadir Amiin Iyadoo kooxaha ugu hanshada badan ku guulaysiga horyaalka Somalia Premier League sanadihii lasoo dhaafay ay wada ciyaaridoonaan kulan oo aad u adag oo ka tirsan horyaalka ayaa hadan waxaa isha…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogaw Xaqiiqooyinka Iyo Loolanka Kulanka U Dhaxeeya Kooxaha Elman VS Muqdisho City Club Kooxaha ugu guulaha kubbadda cagta Soomaaliya 25-sano lasoo dhaafay ee kala ah Elman iyo Muqdisho City Club ayaa ku balansan garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis,iyagoo wada dheelidoona kulankii 33-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Ciyaartooyda Kooxda Heegan Ka Dhaheyn Gushii Ay Ka Gaareyn Horseed Sports Club Kooxaha Horseed iyo Heegan ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7aad horyaalka Somalia Premier Legaue xil ciyaareedka 2018-2019. “Waxaan luminay fursad aan hogaanka ku qaban laheyn waxaan xooga saaraynaa in aan ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaad Kala Socotaa Kulanka Xiisaha Badan Ee Kooxaha Horseed Sports Club VS Heegan Sports Club. Kooxaha hoos yimaada ciidmada booliska iyo milatariga ee kala ah Horseed Sports Club iyo Heegan Sports Club ayaa is wajahaya kulanka ka tirsan horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2018-2019. Xidigaha Horseed Sports Club waxa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoorayaal Soomaaliyeed Oo Kasoo Muuqday Is Reeb Reebka Afcon U-23 Afar ka mid ah garsoorayaasha heerka caalami ee kubbadda cagta Soomaaliya ayaa dhex dhexaadiyay kulan ciyaareed ka tirsanaa is reeb reebka koobka is reeb reebka ciyaaraha African Cup of Nation…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Oo Ciyaar Xiiso Badan La Qaadanaysa Dhigeeda Jazeea Sports Club Kulan Ka Tirsan Horyaalka Kooxda horyaalka Somalia Premier League difaacanaysa labadii sano lasoo dhaafay ee Dekedda ayaa kulan ciyaareed adag la leh dhigeeda Jazeera Sports Club. Dekeda Football Club Kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kismaayo-Kooxaha Koban Iyo Kaneva Oo Bar Bardhac Ku Kala Baxay Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee Sera (B) da horyaalka Kooxaha Jubbaland ayaa waxaa wada Ciyaaray kooxaha Koban Iyo Kaneva waxayna ciyaartaas ka dhacday garoonka Waamo. Ciyaar adag…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay ku kala Baxeen Kooxaha Kubbadd Cagta Gaadiidka Iyo L.L.P Jeenyo Kooxaha kubbadda cagta Gaadiidka iyo L.L.P Jeenyo ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7-aad horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox kulanka waxa uu ahaa mid muhiim u ah waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Horyaalka Soomaaliya: Jeenyo Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Gaadiidka wada dheelindoon kulan ka tirsan hoyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. L.L.P Jeenyo kulankii u danbeeyay horyaalka Somalia Premier League waxa ay guul…