2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Natiijo-Kooxd Mogadishu City Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Madbacada Qaranka Kooxaha kubbadda cagta #Madbacada Qaranka iyo Muqdisho City Club ayaa wada dheelay kulan ka tirsanaa horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar aad u saraysa waxaana…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Orodyahanadii Guusha U Soo Hooyay Soomaaliya Oo Muqdisho Loogu Qabtay Kulan Dhirii Gelin Iyo Bogaadin Ah Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa kulan bogaadin iyo hambalyo ku aadaneyd guushii Ciyaartooyda xulka qaranka ciyaaraha Fudud ku qabtay caasimada Muqdisho,iyagoo fariimo kala duwan u diray macalimiintii iyo xidigihii soo hooyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cali Shiine Oo Baydhabo Kawada Kulamo Lagu Horomarinayo Xiriirka Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed. Guddomiye ku Xigeynka 1-aad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) ayaa shalay gelinkii danbe gaaray Magaalada Baydhabo ee Maamul Goboleedka KOONFUR GALBEED. Qorshaha safarka waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Dadaal Ku Bixinaya Horomarinta Xiriirada Maamul Goboleedyada Waxaa socda dadaallo aan kala joogsi lahayn oo lagu doonayo in lagu horumariyo ciyaaraha kubadda cagta ee maamul goboleedyada. Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo ay ka go’an tahay sarre u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Billado Dahab ah kasoo Hooysay Tartan Caalami ah Ciyaartoyda Xulka qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha Fudud ee lagu qabtay dalka Djibouti, waxayna kala soo hoyden laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Muqdisho City Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Gaadiidka Kooxaha kubaada cagta Muqdisho City iyo Gadiidka ayaa wada dheelaya kulamadii 5aad horyaalka Somalia Premier Leagaue 2018-2019. Qeybta 1aad labada dhinac ayaa soo bandhigay ciyaar ku dheehan farsamo,balse xidigaha Mogadishu…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaad Ugu Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Kulanka Kooxaha Horseed Iyo Dekedda Kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Dekedda ayaa leh kulanka ugu xiisaha badan todobaadkii lixaad horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. Xidigaha Horseed kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay 2-0…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hordhaca Horyaalka-Kooxaha Mogadishu City Club Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 la leh xidigaha Gaadiidka waana kulamadoodii shanaad olalahan. Naadiga Mogadishu City Club Kulankii u…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogaw Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Bisha Febraayo Iyo Ciyaaraha Dalka sida caadiga warbhaainta Goobjoog waxa ay marwalbo idin soo gudbisaa dhacdooyinka kala duwan ee wadanka gaar ahaan isboortiga Soomaaliya,bishii lasoo dhaafay Febraayo 2019 waxaa dhacay dhacdooyinka kala gedisan waxaana warbixinta soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Cusub Ee Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed Oo La Wareegay Xafiisyada Shaqada Wasaarada Wasiirka cusub ee ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Koonfur Glabeed Cali Dhuux Maxamed ayaa la wareegay xafiiyada shaqada wasaarada ciyaaraha oo xarun u ah magaalada Baydhabo magacaabistiisa waxaa soo dhaweeyay bahada…