Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa kulan looga hadlayo diyaargarowga ciyaaraha kubbadda Gacanta degmooyinka ku qaatay xarunta degmada Yaaqshiid. Waxaa kulanka daah furay guddoomiyaha DegmadaYaaqshiid Cabdiweli Cabdullaahi Maxamed,isagoo soo dhaweeyay qorshaha…