Cali Xuseen“Hadii Inta Kusoo Ciyaartay Garoonka Stadium Muqdisho Ay Bixiyaan Min Hal Doolar Inta Dhiman Anaga Ayaa Dhameystiri Karno Dhismihiisa” Lix bil ayaa iminka la jogaa waqtigii ciidamada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee (Amisom) ayaa isaga ka baxeyn tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho. 27-Auguts 2018– Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadda Cagta Oo Afarta Sano Ee Soo Aadan Xoghayahooda Cusub U Magacaabay DR.Yuusuf Muxidiin Oo Ah Aqoonyahan Dhalinyaro Ah Tan iyo markii dib loo doortay 15-November 2018 madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda waxaa xafiisyada shaqooyinka kala duwan kusoo biiray tiro dhalinyaro ah kuwaas oo qeyb ka ah qorshayaasha horamarinta…
2 daqiiqo Horhdaca Horyaalka-Ogow Xaqiiqooyinka Kulanka Adag Ee Kooxaha Jeenyo Iyo Dekedda Kooxaha kubadda cagta L.L.P Jeenyo iyo Dekedda ayaa wada ciyaaridoono kulamadooda labaad horyaalka Somali Premier League olalaha 2018-2019 Dekedda oo ah kooxda xafidanaysa horyaalka Somali Premier League ayaa kulankoodii 1-aad…
2 daqiiqo “Xasan Saantos Wuu U Qalmaa In Uu U Ciyaaro Xulka Qaranka”Waxaa Sidaas Barnaamijka Xeyndaabka Ciyaaraha U Sheegay Macalin Gaatamow Xidiga qadka dhexe ee kooxda Muqdisho City Club Xassan Maxamed Aadan (Xasan Santos) ayaa loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya waana markii ugu horeesay tan iyo sida uu u noqday ciyaarahan ka…
5 daqiiqo Maxaad Ka Ogtahay Dhacdooyinkii Ugu Waaweyn Bisha Janaayo 2019 Iyo Ciyaaraha Dalka Horaanta sanadkan cusub 2019 waxaa guud ahaan dalka ka dhacay dhacdooyin badan oo xaga ciyaaraha haddab waxaan akhristeyaasheena usoo bandhigeenaa dhacdooyinkii ugu weynaa ee dhacay bishoo lasoo dhaafay Janaayo 2019.…
2 daqiiqo Kooxda Dekedda Oo Soo Gaba Gabeesay Hanashadii Koobka Somali Super Cup 2018 Maalmo ka hor ayay aheyd markii ay kooxda kubbadda cagta Dekedda ku guulaystay koobka Somali Super 2018 oo loo dhigo naadiyada hanata Koobabka horyaalka Somali Premier League iyo Jeneraal Daa’uud…
2 daqiiqo Xasan Wiish Oo Loo Magacaabay Guddomiyaha Guddiga Garsoorayaasha Soomaaliya Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa guddoomiyaha guddiga garsoorayaasha u magacaabay garsooraha heerka caalami ee Sooomaliya ahna guddomiyaha isboortiga gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish. 17-August 2017:-Kooxo hubeysan ayaa…
3 daqiiqo Xassan Maxamed Aadan (Xasan Santos) Oo Markii Ugu Horeesay Loogu Yeeray Waajibaadka Xulka Qaranka Xidiga qadka dhexe ee kooxda Muqdisho City Club Xassan Maxamed Aadan (Xasan Santos) ayaa markii ugu horeesay loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya ee isu diyaarinayo in ay caasimada Muqdisho…
3 daqiiqo Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Sweden Ayaa Bogaadiyay Wafdigii Kooxda Som United Ee Sanadkii Tagay 2018 Caasimada Muqdisho U Imadaay Ciyaaraha Saaxiibtnimo Iyo Is-dhaxgalka Bulshada Kulanka waxa uu ahaa mid ay soo agaasimeeyn maamulka kooxda Som United kaas oo u jeedkiisa ahaa safarkii ay Som United intii u dhaxeesay 18-30 December 2018 ay ku qaateen…
2 daqiiqo Soomaaliya Oo Rajo Ka Qabta Isticmaalka Adeega Muuqaal Caawiyaha Garsoorayaasha Ee VAR Xiriika Kubbadda cagta caalamka ee FIFA ayaa dhaqan geliyay isticmaalida adeega caawinta garsoorayaasha kubbadda cagta ee loo yaqaano “Var” kaas laga soo gaabiyay (Video Assistant Referee) waxaana lagu tibaajiyay markii ugu…