4 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Safarkii Iyo Socdaalkii Caawinta Kooxda Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Kooxda jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne ayaa sanadkii saddexaad ciyaar saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho u imaaday dalka waxayna sidoo kale soo kordhiyeen caawinta dadka qaba baayiha gaarka ee xaga caafimaadka,iyagoo booqashooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha Kubbadda Cagta Muqdisho City Cub Iyo Heegan Oo Wada Leh Kulan Aad U Adag Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sabtidii lasoo dhaafay maagalada Muqdisho ka furay koob lagu xusayo Allaha Unaxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa shaqaalaha Universal TV waxaana ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoonka Banaadir Oo Marti Gelinaya Koob Lagu Xusayo Allaha Unaxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maagalada Muqdisho ka furidoono koob lagu xusayo Allaha Unaxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa haldoorayaasha ugu wanaagsanaa ee soo maray warbaahinta dalka. Wariye…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Kaaraan Oo Dhawaan Helaysa Garoonka Kubadda Cagta Oo Loo Dhisaayo Qaab Caalmi Ah. Garoonka kubada cagta qoobdooro ee degmada Kaaran oo kamid ah garoomada caanka ah ee ku yalaa Gobolka Banaadir ayaa 15 bishan waxaan dhagax dhigay maamulka Gobolka Banaadir waxaana la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bashiir Jeenyo“Kooxda Jeenyo Waa Kooxda Kaliya Ee Soo Saarta Ciyaartooyda Ugu Tayada Badan Dalka” Bil ayaa iminka laga joogaa markii uu tababare Axmed Tahliil Cali la wareegay hogaaminta kooxda kubbadda cagta L.L.P Jeenyo waxaa soo baxayo horomaro iyo is badal uu ku sameeyay safka…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Maxamed C/qaadir”Booqashadeena Dalka Waxay Inoo Sahashay In Aan Soo Laabano” 18-December 2018-Waxaa garoonka Aadan Cadde ee caasimada Muqdisho kasoo dagay wafdiga kooxda Som United oo ah koox Soomaaliyeed oo ka diiwaan gashan horyaalka heerka afaarad ee dalka Sweden u jadeeda…
12 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Dalka Iyo Sanadkii Tagay 2018 Sanadkii tagay 2018 waxaa wadanka ka dhacay dhacdooyin badan oo horumar u ah guud ahaan ciyaaraha waxaana guulaha la gaaray sanadkaas soo dhaweeyay dadka jecel horomarka iyo kobac isboortiga dalka.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wafdiga kooxda Som United ayaa soo gaba gabeeyay safarkooda Booqashada Is-dhaxgal bulshada ay ku joogaan caasimada Muqdisho Wafdiga Ciyaartooyda iyo macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ayaa ka ama baxday caasimada Muqdisho,iyagoo ku laabtay Magaalada Stockhom ee dalka Sweden waxayna caasimada u yimaadeyn ciyaaro saaxiibtinimo iyo is…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Natiijo-Kooxaha Kubbadda Cagta L.L.P Jeenyo Iyo Som United Oo Barbaro Ku Kala Baxay Kooxaha kubbadda cagta L.L.P Jeenyo iyo Som United ayaa wada dheelay kulan ciyaareed saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho waxaana ciyaartan kasoo qeyb galay xidigihii hore kubbadda cagta iyo Kolayga ee Jeenyo.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre Oo Kulan Is Barasho Iyo Xog Wareysi La Qaatay Wafdiga Kooxda Som United Oo Dalka U Yimid Is-dhaxgal bulsho Iyo Ciyaaro Saaxiibtinimo Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan is barasho iyo xog wareesi la yeeshay wafdiga ciyaartooyda iyo macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaara horyaalka heerka…