2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bashiir Jeenyo“Waan Sugi La Ahay Kulanka Adag Ee Kooxaha Som United Iyo L.L.P Jeenyo” Bashiir Cilmi Maxamed oo ka mid ahaa laacibintii ugu wanaagsaneyd ee dalka soo maray iminkana ah madaxa wafdiga kooxda kubbadda cagta Som United ee maal mahan caasimada Muqdisho u joogta…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Natiijo-Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Gushii Ugu Horeesay Gaartay Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden oo maalmahan caasimada Muqdisho u joogto ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ayaa ciyaartii labaad loo qorsheeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin dhanka Caaraha ah oo dalka UK uga soo laabtay si uu u tababaro dhallinyaradda kuciyaara wadooyinka halista ee magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Xasan (Mandeela)-waxa uu 30 sano ku noolaa dalka Egland,isagoo bare ka ahaa iskuulka lagu barto kubbadda cagta iyo sidoo kale jir dhiska Muqdisho ayuu iminka kusoo laabtay si…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Waraysi-“Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud Isboortiga Kaalin Weyn Ayuu Ugu Fadhiyaa Bulshada Soomaaliyeed” Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo ka mid ah golaha shacabka ayaa waraysi uu siiyay Goojoog waxa uu ku sheegay in uu diyaar u yahay ka qeyb qaadashada iyo horomarinta ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Lagu Soo Dhaweeyay Guul Daro Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Kulankii kowaad ee saaxiibtinimo caasimada kula ciyaartay wiilasha Muqdisho United waxaana ciyaartaas 1-0 ku badiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdullahi Sheekh Nuur“Xulka Qarankeena Oo Ku Ciyaara Gurigeena Waa Wax Weyn” Gudoomiye ku xigeynka 2aad ee xiriirka kubbadda cagta Cabdullahi Sheekh Nuur Axmed oo ka mid wafdigii hogaaminayay xulka qaranka 20jirada ee todobaadkii lasoo dhaafay ka badiyay xulka Jabuti ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Soo Saaray Jadwalka Ciyaareedka Kooxda Som United Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden oo caasimada Muqdisho u soo gaartay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ay la soo saaray…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Muqdisho Ciyaartooyda iyo macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ayaa siw eyn loogu soo dhaweeyay caasimada Muqdisho,iyagoo u yimid ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho waxayna kooxda ka ciyaartaa horyaalka heerka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xil.Xasan Macalin “Waa Waajib In La Garab Istaago Ciyaartooyda Soomaaliyeed Meelbo Ay Joogaan” Xildhinaan Xasan Macalin Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa door wacan ka ciyaaray in caasimada Muqdisho ay ciyaar saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho u yimaadaan ciyaartooy iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macalin Farayare Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaada Caabudwaaq magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa gaaray macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo ka mid ah tababaryaasha farsamada xiriirka Soomaaliyeed kubbadda cagta,siagoo halkaas u gaaray tala siinta iyo horomarinta isboortiga Galmudug waxaana…