Cabdiqani Carab Oo Mar Kale Loo Doortay Hoggaaminta Xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab oo ahaa guddoomiyihii xiriirka kubbadda dalka Soomaaliyeed ayaa iminka mar kale loo doortay in uu sii ahaado afarta sano soo socota ka dib markii uu helay 33… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Natiijo:-Maxay Kusoo Dhmaatay Ciyaartii U Dhaxeeysay Dalalka Soomaaliya Iyo Ethiopia Xulalka 23-jiarada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa wada dheelay kulankooda kowaad ee is reer reebka ciyaaraha olimikada aduunka ooo lagu qabandoono magaalada Tokoyo ee dalka Japan Kulanka ayaa ku bilaawday…
1 daqiiqo Ra’iisul Khayre“Waxaa Guul U Rajaynaynaa Xulkeena Oo Wajahaya Dhigooda Ethiopa” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay ciyaaryahanada 23-jirada dalkeena Soomaaliya oo maanta la dheelidoona dhigooda Ethiopia kulan ka tirsan is reeb reebka ciyaaraha olimikada aduunka oo…
2 daqiiqo Ogaw Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Somaaliya Iyo Ethiopia Xulka Ethiopia ayaa ciyaar xiiso badan la leh xidigaha 23-jirada ee dalkeena Soomaaliya waxayna ciyaartan ka dhacaysa magaalada Addis Abba oo ay xulkeena gaareyn 10-kii bishan November Labada xul…
1 daqiiqo Baro Magacyada Iyo Kooxaha Laga Soo Kala Xulay Ciyaaryahanada 23-Jirada Soomaaliya Xulka kubbadda cagta dalkeena oo iminka ku sugan Ethiopia ay si wanaagsan isku diyaariyay ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika waxayna kulankooda kowaad la dheelidoonaan maalinta beri xidigaha…
2 daqiiqo Xulka Qaranka Soomaaliya Ayaa Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Ciyaaraha Olomikada Adduunka Waxa ay si wanaagsan iskugu diyaariyeen ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika ee 23-jirada ah, waxaana laga kala soo xulay dhamaan kooxaha kubbadda cagta heerarkooda kala gedisan ee…
2 daqiiqo Labo Bil Kadib Waa Sidee Xaalada Garoonka Stadium Muqdisho 27-Auguts 2018-ayay markii Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Ciyaaraha ee (Stadium Muqdisho) waxa uu sheegay in dowladda ay bilaabayso qorshe ballaaran oo lagu hawlgalinayo garoonka…
3 daqiiqo Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ciyaartooyda Loo Soo Xulay Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay ciyaartooyda loo soo xulay in ay matalaan Gobolka Banaadir tartanka kubbadda cagta maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2018 oo aan wali la shaacin…
2 daqiiqo Maamulka Kooxda Elman Oo Dib Habeyn Ku Sameeyay Xafiisyadooda Shaqada 22-Augut 2018 waxa aheyd waqtigii uu xiliga la wareegay gudoomiyaha kooxda kubbadda cagta Elman Cabdirisaaq Faarax Garooje oo afarta sano soo socota hogaamindoona maamulka naadiga elman oo ah kooxda…
2 daqiiqo Kooxda Qurbajoogta Soomaaliyeed Ayaa Ka Amba Baxday Muqdisho,Iyagoo Fariin Wanaagsan Qaaday Magaalada Muqdisho waxaa ka amba baxay kooxda qurbajoogta Soomaaliyeed oo labadii tobaad lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ka samaysay caasimada waxayna la ciyaareyn kooxaha kala ah Elman,…