Heegan Oo Guuldarro Qaraar Ah Dhadhansiisay Dekedda Naadiga Kubadda Kolayga Heegan ayaa talaabo u qaaday hanashada horyaalka kubadda Kolayga 2018-2019 kadib markii ay guul ka gaartay xidigaha Dekedda oo horyaalka kula loolamaysay. Kulankan oo ka dhacay garoonka… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Maxaa Kala Socotaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Kooxaha Uu Taageero Ciyaaraha Dalka Iyo Caalamka? Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan…
2 daqiiqo Yarisow: Stadium Muqdisho waxaan ku qabaneynaa Tartanka Maamul Goboleedyada 2018 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay in maamulkiisa xooga saarayo labada bil ee ka harsan sanadkan 2018 sidii loogu diyaari garoobi lahaa in…
2 daqiiqo Guddoomiye Abshir Axmad Oo Soo Xeray Koobkii Degmooyinka Galmudug Degmada Gaalkacyo ee Galmudug waxaa lagu soo gunaanaday koobkii degmooyinka Galmudug, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda ciyaaraha iyo dhallinyarada iyo xiriirka kubbadda cagta ee dowlad goboleedka Galmudug. Ciyaartii ugu dambeeysay…
2 daqiiqo (Dhageyso+Sawirro): Madax ka tirsan Dowladda FS oo ka qeyb galay soo xiritaanka koobka ciyaaraha oo Gaalkacyo ka socday Gaalkacyo ee Galmudug waxaa lagu soo gunaanaday koobka degmooyinka Galmudug, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Galmudug. Madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb…
1 daqiiqo Hargeysa: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Xirfadda Tabinta Ciyaaraha Ku Shaqeysta Maxamed Baaruud Samatar waa wiil dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somalilnad, waxaa uu ku shaqeystaa Xirfadda ciyaar tabinta ee garoomada lagu ciyaaro ku badda Cagta. Maxamed…
1 daqiiqo Dhageyso: Dhallinyarada Kubadda Cagta Ee Jowhar Oo Ka Cabanaya Dayac ka Jira Garoomada Dhallinyarada Kubadda Cagta ee magaalada Jowhar ayaa ka cabanaa dayac ka jira qaar ka mid ah Garoomada lagu ciyaaro Banooniga. Dhallinyarada ayaa sheegay in garoomada qaarkood laga dhigay meelo lagu…
1 daqiiqo Dhageyso: Gaalkacyo Oo Laga Daahfuray Koobka Ciyaaraha Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga daahduray ciyaaro dhexmari doona degmooyinka gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo daahfuray ciyaarahan ayaa sheegay iney ugu talogaleen is…
2 daqiiqo Hargeysa: 15 Sano Lama Qaban Ciyaaraha Degmooyinka, Garoomo La’aanna Waa Jirtaa Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen ciyaaraha degmooyinka magaalada Hargeysa oo ay sheegeen in ku dhawaad 15 sanno aan laga qaban magaalada Hargeysa.…
2 daqiiqo Mo Farah Oo Looga Shakiyey In uu Maandooriye Isticmaalo, Lana Baarayo Oradyahanka weyn ee heysta dhalashada dalka England Mo Farah ayaa waxaa la marsiin doonaa tijaabo caafimaad iyada oo looga shakisan yahay in uu isticmaalo daroogo xilliga uu orodka ku jiro.…