2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Natiijo-Xulkeena Oo Ka Badiyay Ethiopia Is Reeb Reebka Tartanka Olimikada Aduunka Xulalka kubbadda cagta 23-jirada Soomaaliya iyo Ethopia ayaa Kulankii labaad ee is reeb reebka ciyaaraha olomikada kuwada dheelay garoonka AL-Haji Guulleed ee magaalada Jabuuti Taageeryaasha xulkeena kuma faraxsaneen ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogaw Wax Badan Oo Ku Aadan Kulanka U Dhaxeeya Dalalka Soomaaliya Iyo Ethopia Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 23-jirada ayaa kulankoodii 2-aad ee tartanka is reeb reebka olimbikada la dheelidoono dhigooda Ethopia inkastoo ciyaartii kowaad ay xulkeena soo gaartay guul daro Maalmihii lasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wajiga Kowaad Ee Nadaafada Garoonka Stadium Muqdisho Oo La Soo Gabagabeeyay Waxaa soo idlaaday wajiga kowaad ee nadaafada garoonka Stadium Muqdisho oo ay dowlada la wraeegtay labo bil ka hor waxaana iminka muuqanaya is badal tan iyo kolkii ay ka baxeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Carab Oo Mar Kale Loo Doortay Hoggaaminta Xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab oo ahaa guddoomiyihii xiriirka kubbadda dalka Soomaaliyeed ayaa iminka mar kale loo doortay in uu sii ahaado afarta sano soo socota ka dib markii uu helay 33…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Natiijo:-Maxay Kusoo Dhmaatay Ciyaartii U Dhaxeeysay Dalalka Soomaaliya Iyo Ethiopia Xulalka 23-jiarada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa wada dheelay kulankooda kowaad ee is reer reebka ciyaaraha olimikada aduunka ooo lagu qabandoono magaalada Tokoyo ee dalka Japan Kulanka ayaa ku bilaawday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisul Khayre“Waxaa Guul U Rajaynaynaa Xulkeena Oo Wajahaya Dhigooda Ethiopa” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay ciyaaryahanada 23-jirada dalkeena Soomaaliya oo maanta la dheelidoona dhigooda Ethiopia kulan ka tirsan is reeb reebka ciyaaraha olimikada aduunka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogaw Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Somaaliya Iyo Ethiopia Xulka Ethiopia ayaa ciyaar xiiso badan la leh xidigaha 23-jirada ee dalkeena Soomaaliya waxayna ciyaartan ka dhacaysa magaalada Addis Abba oo ay xulkeena gaareyn 10-kii bishan November Labada xul…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Baro Magacyada Iyo Kooxaha Laga Soo Kala Xulay Ciyaaryahanada 23-Jirada Soomaaliya Xulka kubbadda cagta dalkeena oo iminka ku sugan Ethiopia ay si wanaagsan isku diyaariyay ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika waxayna kulankooda kowaad la dheelidoonaan maalinta beri xidigaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya Ayaa Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Ciyaaraha Olomikada Adduunka Waxa ay si wanaagsan iskugu diyaariyeen ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika ee 23-jirada ah, waxaana laga kala soo xulay dhamaan kooxaha kubbadda cagta heerarkooda kala gedisan ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Labo Bil Kadib Waa Sidee Xaalada Garoonka Stadium Muqdisho 27-Auguts 2018-ayay markii Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Ciyaaraha ee (Stadium Muqdisho) waxa uu sheegay in dowladda ay bilaabayso qorshe ballaaran oo lagu hawlgalinayo garoonka…