Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Oo is Casilay Guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, mudan Cabdiqani Saciid Carab ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu gebi ahaan iska casilay xilka guddoonka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo uu hayay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Garoonka Camp Nou Oo Magaca Laga Beddelayo, Shirkadda La Wareegeysa & Lacagaha Ay Ku Heli Doonto Kooxda Barcelona Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona waxa ay qarka u saaran tahay inay heshiis saddex sanadood tixnaanaya la gasho Shirikadda Muusigga ee Spotify oo la gareegeysa magaca garoonka…
2 daqiiqo Xiddiga kooxda Chelsea ee Hakim Ziyech oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay u ciyaarista xulkiisa qaranka Morocco Xiddiga kooxda kubadda cagta Chelsea ee Hakim Ziyech ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyey u ciyaarista xulkiisa qaranka Morocco, isagoo kaliya jira da’da 28-sano. Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Chelsea ee…
2 daqiiqo Dhacdadii uu Sadio Mane kula kulmay Isbitaalkii dhaawaca loo geeyay & Sida uu uga farxiyay qoyskii Wiilkooda ka quustay Weeraryahanka Liverpool ee Sadio Mane ayaa ka mid ah xiddigaha kubadda cagta ku caan baxay ee lagu ammaano bini’aadannimada iyo caawinta dadka masaakiinta ah, waxaana haatan intii uu socday tartankii…
2 daqiiqo Maxamed Salah oo ciyaartoyda Masar ka dalbaday inay ka aar gutaan Sadio Mane iyo Senegal Weli waxaa dhegaha Masaarida ka sii yeeraya guuldarradii xanuunka badneyd ee final-kii Koobkii Qarammada Afrika ee lagu soo geba gebeeyay Cameroon markii ay Senegal la hoyatay Koobkii, kaddib markii ay…
2 daqiiqo Shirkadda Nike Oo Joojisay Wadashaqeyntii Ay La Lahayd Weeraryahanka Kooxda Manchester United Ee Mason Greenwood Shirkadda Nike ayaa ku dhawaaqday inay joojisay wadashaqeyntii ay la lahayd weeraryahanka Manchester United ee Mason Greenwood kaddib eedeymaha kufsiga ee loo soo jeediyay. 20-sano jirkaan ayaa hataan bannaanka ku…
2 daqiiqo Xiddigii Ugu Fiicnaa Tartanka & Guud Ahaan Abaal-marinnadii La Bixiyey Koobka Qarammada Afrika Ee Xalay Lagu Soo Gabagabeeyey Dalka Cameroon Xulka qaranka Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON 2021 kaddib markii ayguul ka gaareen dhigooda Egypt. Kulan la isku daalay oo wakhti dheeri…
1 daqiiqo Xulka Qaranka Senegal Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Ku Guuleystay Koobka Qarammada Qaaradda Afrika… + SAWIRRO Xulka qaranka Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay Koobka qarammada qaaradda Afrika ee AFCON 2021 kaddib markii ayguul ka gaareen dhigooda Egypt. Kulan la isku daalay oo wakhti dheeri…
4 daqiiqo Diyaargarowga Xulalka Senegal iyo Egypt, Saadaashiisa Kulankan & Wariye Maxamed Xaraare Oo Inooga Warramay Tartankan AFCON 2021 Koobka qarammada qaaradda Afrika ayaa soo gaaray meel gabagabo ah iyadoo la sugayo in kaliya la ciyaaro kulanka kaalinta saddexaad oo ay caawa isku hayaan xulalka Burkina Faso iyo Marti-geliyeyaasha…
3 daqiiqo WARBIXIN: Cristiano Ronaldo oo ku wajahan Barcelona, sababta uu uga tago Man United, shaqsiga dhex-dhexaadinaya CR7 & Barca iyo inuu qorsheynayo inuu dago Guriga Messi ee Barcelona! Warka ugu weyn suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa soo ifbaxay saacadihii ugu dambeeyey, iyadoo suuqa kala iibsiga xiddigaha dib loo furi doono bisha Janaayo, Cristiano Ronaldo ayaana la soo warinayaa…