๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ค๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐, Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasirrada ? Golaha wasiirrada xukuumadda Faederaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii manta diiradda ku saaray dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab, iyo lacag dhaqista.
1 daqiiqo ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐๐จ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas oo ku saabsan hirgalinta hindisaha horumarinta Adduunka, iyo heshiis is-afgarad wada shaqayn iyo iskaashi u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar.
2 daqiiqo AKHRISO: Qodobada muhiimka ah ee looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya Kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey heshiis muhiim ah oo is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga difaaca Soomaaliya iyo Tanzania.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiiro cusub Abdisalan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Howlaha Guud ayaa loo magacaabay Raโiisul Wasaare Kuxigeen XFS.
1 daqiiqo Sare u kac ku yimid Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee Sanadka 2025-ka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025, taas oo dhan $1,342,476,311.
1 daqiiqo Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kualankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Generaal Asad Cismaan Cabdullaahi.
2 daqiiqo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyey laba Safiir oo cusub Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee magacaabista labo kamid ah Danjireyaasha Soomaaliya ku matalaya dalalka caalamka, oo kala ah:
1 daqiiqo Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka oo ay Wasaaradda Amniga Guduha soo gudbisay.
1 daqiiqo Maxaa diiradda lagu saaray shirka Golaha Wasiirrada XFS? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa kulankaas waxaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxda Alshabaab.