1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA AKhriso: Qodobada Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maanta? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Maxaa Looga Hadlay Kulanka Todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaasoo siweyn looga hadlay arrimaha amniga ku saabsan.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Shir Guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirrada Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Kulanka Golaha Wasiirrada Federalka oo Lagu Ansixiyay Sharciyo Dhowr ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeedyo dhowr ah, kuwaas oo maanta golaha la horgeeyay.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Walaha Wasiirrada oo Sanbaloolshe u Macgacaabay Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Qaranka NISA Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Akhriso: Ajandaha Maanta Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Golaha Wasiirrada XF oo Ansixiyay Heshiis Difaac oo Soomaaliya iyo Turkiga ah, Difaaca Badda ayaa qeyb ka ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay wada galeen labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Akhriso: Ajendeyaal Dhowr ah oo Maanta ay ka hadleen Golaha Wasiirada XFS Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda Carabta.