3 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxaa looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirrada XFS ee Maanta ? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, caafimaadka, doorashooyinka, ganacsiga iyo arrimo kale oo muhiim ah.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirrada XFS ee maanta? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo warbixin ku saabsan Geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad (Polycarbonate E-Passport), kaasi oo fududeyn doona isku-socodka, dib-u-habeynta Baasaboorka dalka iyo habka ay ku helayaan muwaadiniinta.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA AKHRISO: Qodobadii looga hadlay Shirka golaha Wasiirada ee maanta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa golaha deegaanka ee bishan ka qabsoomi doona caasimadda, iyada oo goluhu meel-mariyey shuruuc iyo xeerar muhiim u ah dalka.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 Shaqadda ka eryay Xisaabiyihii Guud ee Qaranka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ku aaddan in Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle uu noqdo Xisaabiyaha Guud ee dowladda , kaas oo leh khibrad la xiriirta Maamulka Maaliyadda iyo hannaanka xisaabaadka guud.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxaad ka ogtahay Sharciga Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka ee ay meel mariyeen Golaha Wasiirrada? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka Soomaaliya, oo ay golaha u soo gudbisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ka shiray Amniga Dalka, Badqabka Diyaaradaha, iyo Dallacsiin Diblomaasiyeed Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre. Kulanka waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah…
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaqada ka eryay Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Gaashandhigga Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali xilka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga…
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxaa looga hadlay shirka guddi hoosaadyada golaha Wasiirrada XFS ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre¬, ayaa guddoomiyey Shirka Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Loo Dhanyahay, kaas oo looga hadlayey dardargelinta taageeridda Doorashada iyo Dhammaystirka Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐞𝐞𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐲𝐨 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah oo kala ah hindise sharciyeedka iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah, heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar oo iska kaashanaya Arrimaha Beeraha.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxay Yihiin Xeerarka Muhiimka ah ee Lagu Ansixiyay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii todobaad laha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay laba xeer oo waweyn oo kala ah.