2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Ra’iisulwasaare Xamse “Taako kamid ah Barrigeenna, Baddeenna iyo Cirkeenna laguma soo xadgudbi karo” Golaha wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo shir aan caadi aheyn isugu yimid Saakay kadib heshiiskii dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland ee dhanka badda ayaa go’aan ay soo sareen ku sheegay in ay tilaabada Adis ay tahay gardarro.