6 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, War Maxay ka dhigan tahay taageerada Maraykanka ee Soomaaliya? Gobolka Geeska Afrika waxa uu xilligan dhex maquuranayaa loollan bilow ah laakiin aan la saadaalin karin halka uu ku dambeyn doono, waxaana murqahooda fidsanaya dalalka awoodda militari iyo tan dhaqaalaba horboodaya caalamka—oo ay ugu horreeyaan Maraykanka, Shiinaha iyo Ruushka.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Oxfam: Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waa Ku Guuldareystay Xalinta Khilaafaadka Afrika Warbixin cusub oo ka soo baxday Oxfam ayaa muujinaysay waxqabad la’aanta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ay ka hor istaagtay fursadaha nabadda iyo horumarka ee qaaradda Afrika, taas oo keentay in baahiyaha bini’aadantinimo ay si xawli ah u korodhaan
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xaraf kamida shibbeneyaasha Af-soomaaliga oo Soomaalida qeymo gaara u leh Soomaalidu waxay ku dhaataan labo waxyaabood oo “C” ka bilowda kuwaasoo kala ah ciidda iyo calanka, waxay ku ducaystaan 3 isla xarafkaas ka unkanma oo kala ah cimri dheer, caafimaad, iyo cibaado suuban
5 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog IGNITE Food Systems Challenge | Shanta Tartame ee ku guuleystay Tartan Ku saabsan nidaamyada Cunnada Joogtada ah ee Soomaaliya Tartanka IGNITE Food Systems Challenge ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo la adeegsanayo fikradaha cusub ee dhalinyarada si loo dhiso nidaamyada cunnada joogtada ah.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa hortaagan in Dowladdu ay ciidamo geyso gobollada ku ay ku suganyihiin ciidanka Itoobiya Xiisadda u dhexaysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa gaarta meeshii ugu xumayd tan iyo markii uu khilaafka labada dal billowday horraantii sanadkan, kaas oo ka dhashay xadgudub ay xukuumadda Addis Ababa ku samaysay midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Khubarada Geeska Afrika: Welwelka Itoobiya oo Kordhay Ka Dib Qorshaha Ciidanka Masar ee Soomaaliya Khubarada Geeska Afrika ayaa aaminsan in Itoobiya ay si weyn u muujisay welwelka kadib qorshe cusub oo Masar ay ku doonayso in ciidamadeeda ay ku geyso Soomaaliya.
10 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xoojinta Xasiloonida Maaliyadeed ee Soomaaliya Iyadoo La Hirgelinayo Canshuuraha Iibka Habka canshuuraha waxaa loola jeedaa shuruucda, xeerarka, iyo siyaasadaha dowladda ee lagu caawiyo qiimeynta, uruurinta, iyo maaraynta canshuuraha kala duwan.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay Ka Dhigan Tahay In Isbitaallada Laga Dhaafo Canshuurta VAT? In Isbitaallada laga dhaafo canshuurta qiimaha lagu daray (VAT) waa talaabo muhiim ah oo saameyn ballaaran ku leh nidaamka adeegyada caafimaadka.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dhacdooyin Itoobiya dan u ah oo ka socda gudaha Soomaaliya Dowladda Itoobiya ayaa wadda abaabul ciidan iyo diyaargarow dagaal, sidoo kale waxay qorshaynaysaa tillaabooyin guracan oo ka dhan ah midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Itoobiya oo dan muhiim ah u aragta sii socashada dagaalka Alshabaab Dowladda Itoobiya oo hadda Soomaalida inta damiirka iyo garashada quman lihi ay u aragto cadowga koobaad ee dadka iyo dalka Soomaaliyeed ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii ay ciidamadeedu qeyb uga noqan lahaayeen howlgalka cusub ee badeli doona ATMIS oo dhammaadka sanadkan ku ek.