2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Gurmadka iyo Baxnaanada Dhaawacyada Waa Lama Dhaafaan Kadib Musiibadii Dhacday Musiibadii ka dhacday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxay saameysey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo qaarna qoys ahaan u dareemeen ka dib markii qof ama laba xubnood oo muhiim ahi ay gurigooda ka baxeen.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa Kuma Baraha Wanaagsan Xilliga Tacliinta Lagu Gudajiro? Barayaasha soomaaliyeed ee dhallinyarada ah ama aan kulliyadda wax barashada ka soo bixin, tababar feecan oo wax-gista la xariirana aan soo qaadan ee dugsiyada hoose dhexe iyo sare ka howl-gala, hibada wax gudbinta.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Natiijo Nuucee ah Ayaa Laga Sugayaa Shirweynaha Culimada Soomalaiyeed ee Muqdisho Ka Socda? Waxaa maalintii labaad magaala madaxda dalka ee Muqdisho ka socda Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, islamarkaana.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Sidee Soomaaliya Uga Maarmi Kartaa Kaalmada Shisheeye Isuguna Filnaan Kartaa? Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalka Soomaaliya ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee aanu afjarkooda awoodi kari
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa Ka Dhalan Kara Ismaandhaafka Culimada Kadib Geeridii Sheekh Cismaan Xidig? Kadib geeridii Caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Xiddig waxaa baraha bulshada si xoog leh u qabsaday hadallo adag iyo eedaymo ay hawada isku marinayaan culumada Salafka iyo kuwa Suufiyada, iyo dadka kala taageersan.
6 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Maxay Bahda Suugaantu Ku Cabireen Shakhsiyadda Sheekh Cismaan Xidig iyo Geeridiisa? Magaalada Muqdisho, gobollada kale ee dalka, iyo meelo kale oo dunida kqmida ah waxaa socata tacsida caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Shiikh Cumar Shiikh Daa’uud Culusow ” Shiikh Cismaan Xiddig” oo billowgii todobaadkan dhintay.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Barbaarinta Wanaagsan Waa Badqabka Bulshada Kolkaad maqasho barbaarin waxaa durbadiiba maankaaga ku soo dhacaya in loola jeedo kaalin waalidka oo keliyihi u igmanyihiin oo aan cid kale la wadaagin, balse sidaa way ka duwantahay oo waa masuuliyad wadareed dadweynaha oo dhan.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Noloshooda Ayaan Ku Xushay Caruurta Ceykaan ah Markii aad marayso jidadka waaweyn ee magaalada ama aad ku sugantahay goobaha ay dadku ku badanyihiin waxaad arkaysaa carruur yar yar oo koonbada caseeya wata, islamarkaana ku oranaya” kabaha ma kuu hagaajiyaa?”.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Mala Joogaa Xilligii Dib Loo Howlgelin Lahaa Diyaaraddii Soomaali Airline? Waxaa dalka Soomaaliya si maalinle ama todobaadle ah u yimaada 10-naan diyaaradood oo ay leeyihiin dowlaha dunidu, kuwo ay shirkadu gaar ahi leeyihiin duulimaadyada ay ku imaanayaan, iyo rakaabka ay qaadayaan malaayiin doolar ka hela.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee Ayuu u Dhacay Weerarkii Lagu Qaaday Trump iyo Xogtii Ugu Dambeysay? Weerarka waxaa fuliyay nin hubeysan oo rasaas kasoo furay banaanka goobta hadal jeedinta ka socotay xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania.