2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Loolanka Saaxiibbada Madaxweyne Xasan Sheekh ee raadinaya kursiga Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo meel xasaasi ah gaaray Baydhabo waxay martigelinaysaa marxalad siyaasadeed oo aad u xasaasi ah, iyadoo wali la sugayo go’aanka kama dambeyska ah ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan cidda loo dhisi…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Autism-ka iyo Caqabadaha Qoysaska Soomaaliyeed Dunida aan ku noolnahay, fahamka caafimaadka maskaxda waxa uu soo maray heerar kala duwan, Mid ka mid ah xaaladahaas ugu muhiimsan waa Autism-ka (Autism Spectrum Disorder). In kasta oo ereygan…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Kharg Island: Jasiiradda Yar ee Go’aamin karta Dhaqaalaha Iran iyo Xiisadda Dagaal ee Cusub Kharg Island waa jasiirad yar oo ku taal Gacanka Faaris, balse muhiimaddeedu aad bay uga weyn tahay cabbirkeeda. Waxay qiyaastii 20 mayl u jirtaa xeebaha Iran, dhererkeeduna waa ku dhowaad…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xal maa loo la’yahay mise xil ma la iska saarin? Galmudug iyo dhibaatada daba-dheeraatay ee dagaal-beeleedyada. Xilli shacabka ku nool waqooyiga gobolka Galgaduud ay filayeen in maamulka Galmudug uu u keeno gurmad abaar iyo mashaariic horumarineed, waxay maanta hor fadhiyaan godad qabuuro ah oo loo qoday…
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Mustaqbalka Siyaasadda Jabuuti iyo Doorashada madaxtinnimada ee 2026 Doorashada madaxtinnimada ee dalka Jabuuti ee qorshaysan 10-ka April 2026 waxay u muuqataa mid wadata weji ka duwan kuwii hore, iyadoo lagu loolamayo mustaqbalka hoggaanka dalkaas. Tartankan oo u dhexeeya…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Ka Dib Kala Bixii Baydhabo: Mustaqbalka Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed waa sidee? Xaaladda siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa gashay marxalad xasaasi ah oo isugu jirta deganaansho amni iyo dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo xooggan. Magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meel-gaarka ah ee maamulka,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dagaalka Saamiyada: Saamaynta Loolanka Mareykanka iyo Iiraan Dunida maanta ee isku xiran, dhiillada dagaalku kuma koobna oo kaliya dhawaqa madaafiicda ka dhacaysa Bariga Dhexe, balse waxay u wareegtay fagaare ka duwan oo ah suuqyada saamiyada adduunka. Dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog 3 Sano oo Dib-u-dhac ah iyo 3 Saacadood oo Doorasho ah: Maxaa ka dhacay Baydhabo? Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) waxaa markii ugu horreysay loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed 19-kii Diisambar 2018. Sida uu qabo Dastuurka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, muddo xileedka madaxweynuhu waa afar (4)…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa Kuma Maxamed Baghar? Hoggaamiyaha Beddelay Cali Larijani Noloshiisa iyo Waxbarashadiisa Iiraan ayaa shalay Madax Amniga Qaranka u magacowday Maxamed Baghar, ka dib geeridii Cali Larijani. Maxamed Baghar waxa uu ku dhashay gobolka Faaris oo dhaca koonfurta Iiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Markabka Turkiga ee Shidaalka ka qodaya Soomaaliya oo ka soo dhaqaay Namibia Socdaalka markabka casriga ah ee Turkiga ee lagu magacaabo Cagri Bay ayaa noqday mid si weyn indhaha loogu hayo, maadaama uu astaan u yahay wejiga cusub ee Soomaaliya u galay…