Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya 56-guuradii kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay sanad 1970-kii, isagoo ka mid yahay Ciidamada xoogga Dalka, waxa uuna si gooni ah ugu xilsaaran yahay Ilaalinta Xabsiyada Dalka, halkaas oo ah goob lagu hayo maxaabiista la xiro