Maxaa Kasoo Baxay Shirweynaha Culimada Soomalaiyeed oo Muqdisho Kusoo Gabagaboobay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa seddaxdii maalmood ee la soo dhaafay shir uga socday culumo Soomaaliyeed oo gobollada dalka iyo daafaha dunida ka kala yimid. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Soo Xirtay Shirka Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho Lagu Soo Idleeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada, ayaa ku boorriyey.
1 daqiiqo Shirkaweynaha Culimada Salafiga Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Furmay Shirweynaha Culimada dacwada Salafiga Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin kale duwan oo ka socda Culimaa’diinka, dowladda iyo qeybaha kaleee bulshada.