Sooyaalka Shiikh Xasan Nasrallah, ninka ay Israa’iil 40-ka sano baadi-goobaysay, balse ugu dembeyn ay dishay Ururka Xisbullaahi ayaa xaqiijiyay geerida hoggaamiyahoodii Shiikh Xasan Nasrallah oo duqeymo xooggan oo ay Israa’iil ka fulisay koonfurta magaalada Beyruut ku naf waayay 27-kii bishan September. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Waa kuma Janaraal Asad Cismaan Diyaano ? madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Asad Cusmaan Cabdulaahi (Diyaano), oo badelaya Sarreeye Gaas SulubAxmed Firin oo kamid noqday Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Waa Kuma Ismaaciil Haniya Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas oo Iran Lagu Dilay? Ismaaciil Cabdisalaan Axmed Haniyah wyxuu 29 bishii January sanadkii 1962-dii ku dhashay xerada barakacayaasha Al-shati ee marinka Qasa, wuxuuna ku barbaaray, waxna ku bartay Qasa, asagoo ka baxay jaamacadda.
2 daqiiqo Waa Kuma Taliye Liibaan Golcad oo Ku Shahiiday Weerarka Gaadmo ee Shabaab? In ka badan 20 ka tirsan ciidamada kala duwan ee qaranka sida; La police militaire, booliis iyo nabad sugid ah ayaa ku shahiiday weerar gaadmo ah oo Shabaab kusoo qaadeen Busleey oo ku aadan xeebta Jazeera ee dhacda koonfurta Muqdisho.