3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Waa kuma Safiirka Cusub ee uu Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay diblomaasi lagu magacaabo Devin Kennington inuu noqdo safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magacaabista loo gudbiyey Golaha Senate-ka Mareykanka 14-kii September 2026 si loo ansixiyo.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Dhaxalka Madaxweyne Aadan Cadde iyo Deynta Weli lagu leeyahay Dowladda Soomaaliya Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde), oo ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa weli ku tilmaaman inuu ahaa hoggaamiye ku caan baxay daacadnimo, isla-xisaabtan iyo dhowrista nidaamka dimuqraadiyadda.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Waa kuma Lamine Yamal: Xiddigga 19 jirka ah ee Noqday Halyeyga Kubadda Cagta Adduunka ? Lamine Yamal Nasraoui Ebana weeraryahanka garabka midig ee kooxda FC Barcelona ayaa noqday shakhsiga ugu hadal-haynta badan dunida, kadib markii uu wacdare aan horay loo arag ka dhigay ciyaartii ugu Final-ka ahayd ee Spain iyo Argentina.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo ku Geeriyooday dalka Faransiiska Wasiirkii Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed Burhaan, ayaa geeriyooday subaxnimadii Khamiista, sida ay xaqiijisay dawladda dalkaasi, asagoo ku geeriyooday dalka Faransiiska.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al Thaani: Hoggaamiyihii Carbeed ee Jabiyay Go’doominta marinka Gaza Geerida Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al Thaani, ayaa dib u soo nooleysay xusuusta kaalintii uu ku lahaa taageerada shacabka Falastiin, gaar ahaan Marinka Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, TAARIIKHDA SHAKHSIGA Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Injineer Axmed Barre Muuse Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Eng. Axmed Barre Muuse, oo ahaa Injineerkii Guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Madaxweynihii hore ee dalka Yemen oo geeriyooday Warar laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya geerida madaxweynihii hore ee Yemen Cabd Rabbuh Mansuur Haadi oo dibed joog ku ahaa dalka Sucuudiga.
16 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Aw Dacar JENERAAL DAA’UUD: NASHQADEEYIHII CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYA Hordhac Kooban Sooyaalka ummad kasta waxay leedahay shakhsiyaad calaamad u ah isbeddellada waaweyn ee dhacay. Soomaaliya, marka laga hadlayo dhismaha hay’adaha dawladnimada, gaar ahaan difaaca iyo amniga, magaca koowaad ee maskaxda ku…
10 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Aw Dacar JENERAAL IBRAAHIN: HOGGAANKA CUSUB IYO WEJIGA CASRIGA AH EE CXDS Hordhac Kooban Magaalada Muqdisho waxay markhaati ka tahay isbeddel weyn oo dhinaca jihada difaaca dalka ah, iyada oo Golaha Wasiirrada ay si wadajir ah u ansixiyeen magacaabista Jeneraal Ibraahin Maxamed…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Bilaal Q. Fiqi (Aar) KADDARE MUXUU KU TILMAANNAA? WQ: Bilaal Qaasin Fiqi (Aar) “Taariikhdu dadkay bartaa Dunida waayaheeda.”—Hees Hore Sooyaalku waxa uu marag iyo markhaati u yahay tagtadii toolmoonayd, waayihii la soo maray, dharaarihii wacnaa iyo hayaankii lagu…