1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sedex Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo Lagu Toogtay Mareykanka Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa toogasho loo geystay sedex wiil oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah, taas oo ka dhacday gudaha dalka Mareykanka, toogashada oo dhacday habeenkii xalay aheyd ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweynihii Hore Cabdiqaasim oo Qaahira Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogamagaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Qaahira+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta Ku Wajahan Dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu wadaa inuu maanta u ambabaxo dalka Masar, kadib casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa dalkaas Abdel Fattah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan, oo Qaaday Tallaabo Aysan Ku Dhiiran Reer Galbeedka Dowladda Turkiga ayaa qaaday tallaabo aysan ku dhiiran dalalka kale ee reer Yurub, kadib markii dowladda ku dhawaaqay in heshiis u ogolaanaya dowladda Ukraine in ay dib u soo celiso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo Ka Hadashay Khasaaraha Weerarkii Al-shabaab Dowladda federalka Itoobiya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dagaal dhex maray ciidamada Lyu-Police xoog ka tirsan Alshabaab, kaas oo dhaliyay khasaare badan, waxaana sarkaal u hadlay dowladda uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Lagu Soo Dhoweeyay Magalaada Aruusha Ee Tanzania Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Turkiga oo Duqeymo Khasaare Dhaliyay Ka Fuliyay Ciraaq Diyaaradaha dowladda Turkiga oo duqeyn ka geystay xadka gobolka Kurdistan ee Ciraaq iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mid Kamida Dalalka Bariga Afrika oo Taageeray Dadaalka Soomaaliya Ugu Biirayso EAC Dowladda Burundi ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay ee taageerta dadaallada madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku aadan safarka uu maanta ugu ambabaxayo magaalada Aruusha ee dalka Tanzania, kaas oo uu ku doonayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Maanta Ku Wajahan Dalka Tanzania, Waa Maxay Sababta? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya ay ka mid…