1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Toogasho Ka Dhacday Magaalada Berlin Ee Jarmalka Afar ruux ayaa dhaawac kasoo gaartay toogasho ka dhacday magaalada Berlin ee dalkaJarmalka aroortii hore ee saakay sida ay xaqiijiyeen booliiska, iyagoo bartooda Twitter ka ku daabay in sedex ruux…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Imaaraadka Shil gaari oo ka dhacay dalka iskutagga Imaaaradka Carabta ayaa geystay khasaare kala duwan, kaas oo soo gaaray dad shacab ah iyo askarta ilaalada waddooyinka, 18 jir u dhashay Imaaraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Geelle oo Shaaciyey Inuu Yahay Mashax Doorashada 2021-ka Madaxweynaha wadanka Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay musharax madaxweyne doorashada soodan ee Bisha April 2021 ka la filaayo in ay qabsoonto wadankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona Wadan UK waxaa uu aad uga walaacasan yahay qatarta xanuunka Koroona wajigiisa cusub oo soo ifbaxay, waxaana uu sababay in dalka uu ka go’doomo dunida inteeda kale, waxaana hakad galay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Kenya oo Helay Meydka Guddoomiye Horey Loo Afduubtay Ciidamada Booliiska wadanka Kenya ayaa sheegay in la helay meydka guddoomiyihii degmada Gumarey oo maalinimadii Jimcaha ay afduubteen Al-shabab, kadib weerar ay ku soo qaadeen saldhiggii degmada oo gudoonka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Khasaaro Dhaliyey oo Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda u ah dalka Afghanistan, kaas oo la dhigay waddada dhinaceeda, gaariga ayaa ahaa nuuca…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gabar uu Dhalay Ra’iisalwasaarihii Hore Ee Itoobiya oo La Xiray Ciidamada Booliiska federaalka dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigay gabar uu dhalay Ra’iisalawasaarihii hore wadankaasi Melas Zenawi,xili ciidanka ay u dhaceen guri ay joogtay. Semhal Meles ayaa ciidamadu kasoo qabteen magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Pakistan oo Bereeysa Malaayiin Dhir ah, Si Looga Fogaado Saameynta Cimilada. Dowlada Pakistan ayaa bilaabeysa olale lagu talaalaayo in ka badan sedex bilyan oo geed, kuwaas oo looga den leeyahay in lagu wajaho saameeynta isbedelka Cimilada wadanka, Mashruucaan ayaa soconaya taniyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta Dalal dhowr ah oo ku Yaalla Yurub ayaa mamnuucay safarrada lagu talgayo wadan UK, kabib markii la sheegay in dalkaas uu ka dilaacay nuuc cusub oo Koroona ah Feyrus ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sudan oo Ciidamo Milatari ah Soo Dhoobtay Xadka Itoobiya Dowladda Sudan ayaa Malitarigeeda waxaa ay ku daabushay xuduudda bari ee magaalada Al-Fashaqa, oo ay la wadaagto wadanka Itoobiya, halkaas oo lagu dilay askar Sudanese ah , sida ay warisay wakaaladda…