1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Joe Biden oo Noqday Madaxweynihii 46-aad Ee Mareykanka CNN ayaa goordhow shaacisay in Joe Biden uu noqonayo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka kadib markii uu ka guuleystay Trump. Ninkan guuleystay ee Demoqoraadiga ah ayaa dhammaadkan bishan noqon doona 78,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa In Xilalka Aad La Wareegtaan Si Looga Faa’iideysto Waqtiga Haray” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la dhaariyay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sii Hayaha Ra’iisul Wasaraha Oo La Shiray Wakiillada Beesha Caalamka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Qoor Qoor Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dhuusamareeb,Ka Dib Safarkii Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qoor Qoor Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Qoor Qoor Oo Gaaray Wadanka Jabuuti Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta soo gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Masar oo Xabsiga Dhigtay Madaxii Ururka Ikhwaanul-Muslimiin Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa Jimcihii sheegay in ay xireen ku-simaha hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiin, Maxamud Ezzat, mar ay weerareen guri ku yaal Qaahira. Xarigga ayaa ah dhabar jabkii ugu dambeeyay ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarahii Wadanka Japan oo Iscasilay Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu iska casilayo jagadiisa sababo caafimaad xumo awgeed, isaga oo soo afjaray muddo xileedkiisa oo ah ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga Oo Gaadiidka Gaashaaman Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya Sii haya Xilka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo Dowladda Turkiga ay ku deeqday Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho…