1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Nairobi Uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada qeyb-galayeen Madasha…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Xasan uu Ka Jeediyay Shirka Magaalada Doha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo ayaa waxaa uu halkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Dowladda oo Ka Qeybgashay Munaasab Lagu Wareejinayay Gurmadka Dhulgariirkii Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Maxaweyne Xasan Shiikh iyo Dowladda Qatar Sheekh Tamiim? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Turkey Ugu Deeqaday in Ba Badan 90 Million Lira Dowladda Soomaaliya ayaa waxay safaaradda Turkey ee Soomaaliya ku wareejisay lacag deeq ah oo lagu gargaarayo dadkii ku waxyeelobay dhulgariirikii ka dhacay Turkey horaantii Febraury oo ay ku dhinteen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Ingriiska oo Ku Dhawaaqday Hadal Caqabad ku ah Dadka Tahriibayaasha Ra’iisulwasaaraha Boqortooyada UK Rishi Sunak ayaa ku dhawaaqay hadal aan u waganaagsaneyd dadka magangalyo doonka ee Tahriibka u imaanaya Ingiriiska, waxaana uu xusay in tobaadka soo aadan uu soo bixi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhashay Xatooyo Shidaal oo Sababay Khasaare Kale Duwan Qarax ka dhashay xatooyo Shidaal dalka Nigeria ayaa sababay geerida 12 ruux, kadib markii ay qaraxday Dhuun Shidaal oo ku taalla magaalo dhacda Koonfurta dalkaasi. Qaraxa ayaa yimid sida laga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Gasahay Shir Looga Hadlayay Bandhig ku Saabsan Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Wasiiru-dowlaha Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Axmed Diiriye, iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir weyne iyo bandhig ku saabsan Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada oo ka dhacay Magaalada Barcelona…