2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynayaasha Dalalka Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isku Af Gartay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Suuriya Madaxweynayaasha labada dal ee Maraykanka iyo Ruushka ayaa waxay ku heshiiyeen in dadaallo badan lagu bixiyo sidii loo gaari lahaa xabad joojin ka dhaqan gasho waddanka Syria iyo sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciraaq:10 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Daacish Geysatay Weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Al-ambaar ayaa waxaa lagu dilay 10 ka tirsan ciidamada ammaanka waddanka Ciraaq, halka weerarkaas lagu dhaawacay 20 kale weerarkaan ayaa waxaa geestay ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfurta Suudaan: Shaqaalaha Qaramada Midoobay Oo La Sii Daayey Qaramada midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda oo horay ay u afduubteen kooxo ka tirsan mucaaradka koofurta suudan la soo daayay, shaqaalahaan ayaa waxaa la afduubtay iyaga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 12 Askari Oo Ku Dhimatay Diyaarad Kula Burburtay Waddanka Yeman Isbahaysiga carabta oo uu hogaaminayo Sacuudi Carabiya ayaa waxa uu sheegay in 12 askari oo u dhashay waddanka Sacuudi Carabiya ay dhinteen ka dib markii ay diyaarad ciidan ay kula…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 15 Ku Dhimatay Duqeyn Ka Dhacday Dalka Syria Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waxaa ka soo gaaray dhaawacyo ka dib markii ay duqeyn ka geesteen diyaaradaha isbahaysiga caalamiga magaalda Derizuur oo ku taallo bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan: Shacabka Waxaa Ay Taageereen Isbadallada Dastuuriga Ah Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa sheegay in shacabka dalkaasi ay taageereen isbadallada dastuuriga ah ee lagu kordhinayo awoodaha madaxweynaha. Madaxweynaha oo hadalkan ka sheegay shir jaraa’id ayaa intaasi ku daray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Syria: 126 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxyo Lala Beegsaday Ugu yaraan 126 qof ayaa ku dhimatay oo 68 ay yihiin caruur baabuur basas ah oo waday dad laga daad gureynaayay xaafado kamida galbeedka mgaalalda Xalab ee waddanka Syria sida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shacabka Turkiga Oo U Codeynaya Wax Ka Badalka Dastuurka iyo Kordhinta Awoodaha Madaxweynaha Cod bixiyeyaasha dalka Turkiga ayaa maanta u codeyn doona afti “Haa” iyo “Maya” ah oo wax looga badalayo 18 qodob oo ka tirsan dastuurka dalkaasi iyo in uu awoodo cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Xalinta Hubka Nukleerka Ay Isticmaasho Kuuriyada Waqooyi Uu La Kaashan Doono Shiinaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in Maraykanka uu xal u heli doono dhibaatada dhanka hubka Nukleerka, kaasi oo ay isticmaasho Kuuriyada waqooyi isagoo tilmaamay in arintaasi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka: Hadafkeena Ma Aha In Meesha Ka Saarno Bashaar Al-asad Maamulka cusub ee Washington ayaa la sheegay in uu qaadayo waddo ka duwan tii Obama kadib markii uu sheegay in hadafkiisa aanu aheyn in ay meesha ka saaraan Bashaar Al-Asad.…