1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Walaalkii Oo Lagu Dilay Malaysia Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isniintii dalka Malaysia lagu dilay hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya walaalkiis kadib markii meydkiisa la helay Kim Jong-nam oo 45 jir ah ayaa waxaa lagu dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Imaaraadka Carabta Oo Soo Riday Diyaarad Ay Leedahay Iran Ciidamada cirka ee waddanka Imaraadka carabta oo kusugan waddanka Yeman ayaa waxay soo rideen diyaarad Dorones oo ay leedahy dowladda Iran sida wakaaladd wararka Imaraadka ay ka soo xigatay sargaal …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar Oo Lagu Dilay Shan Askari Weerar Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Sinai waxaa la dilay shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka wadanka Masar kuwaas oo kooxo hubeysan ay rasaaseeyeen, waxayna ku suganaayeen ciidamadaan gobolka Sinai sida ay sheegayaan ilo dhanka ammanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Oo Al-qaacidda Iyo Daacish Ka Diley In Ka Badan Saddex Boqol (300) Askari Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa waxa ay beegsadeen dagaalyahano ka tirsan ururka Al’qaeda oo ku sugan dalka Syria iyo ururka Daacish oo asna ku sugan wadanka Libiya weeraro ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tareenkii Ugu Horreyay Oo Ka Tagay Shiinaha Ayaa Gaaray London Waxaa markii ugu horreysay si toos ah u tagay magaaalada London Train ka tagagay wadanka Shiinaha waxa uuna ku sii jiray waddada 18 maalmood tani waxay ka mid tahay dadaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga: Hal(1) Million Dollar Oo Maalgelin Ah Ku Badalo Passport Iyo Dhalasho Turkiga Ah Dalka Turkiga oo maalmahan wax badan ka badaley qodobo ka mid ah dastuurka ayaa waxaa sidoo kale la filayaa in isbadal kale ku sameeyaan arrinta la xiriirta jinsiyadda iyo dhalasho…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wax soo saarka Shidaalka Ee Dalka Liibiya Oo Meel Sare Gaaray Hay’adda Shidaalka qaranka ee dalka Liibiya ayaa sheegtey in wax soo saarka shidaalka ceyriinka ah ee dalkaasi uu gaaray 622,000 oo fuusto maalitiiba. Heerkan waxaa loo arkaa mid aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Iran Rafsanjani Oo Geeriyoodey, Taariikhdiisa Waxaa Isbitaal ku yaallo magaalada Tehran xalay ku geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Iran Cali Haashimi Rafsanjani, kaas oo in muddo ah xanuunsanaa. Dhaqaatiirta Isbitaalka ayaa waxaa ay sheegeen iney dadaal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hillary Clinton oo Ka Qeybgali Doonta Xafladda Caleemo Saarka Trump Ilo wareedyo ka imaanaya dhinacyo kala duwan ayaa xaqiijinaya in xafladda caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ee 20 Janaayo ka dhacaysa Washington, la filay iney xafladda ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 40 Website Oo Shahaadooyin Been-Abuur Bixin Jiray Oo La Xiray In ka badan 40 Website oo si sharci darro ah uga ganacsan jiray shahaadooyin ay ku jiraan Jaamacadaha ugu caansan dalka Ingiriiska ayaa la xiray. Website-yadan oo bixiya waxa loo…