1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington Oo Diblomaasiyiin Ruush Ah Ceyrineysa Iyo Kremlin-ka Oo Jawaab Ka Bixiyay Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii u qabatay 72 saac in ay dalkeeda uga baxaan diblomaasiyiin u dhashay dalka Ruush-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyay raggaasi in ay ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhacay Goob Lagu Iibiyo Baaruudda Lagu Ciyaaro 29 qof ka badan ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay suuq lagu iibiyo waxyaalaha qarxa ee lagu ciyaaro sida baaruudda, Qaraxa waxaa uu ka dhacay Tultepec, 40 kilometers u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Robert Mugabe Oo Tartami Doona Doorashada Dhaceysa 2018-ka Isagoo 94 Jir Ah Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo 93 jir noqonaya bisha February ayaa sabtidii waxaa ay xisbigiisa u ogolaadeen in uu u tartamo doorashada dalkaasi ka dhaceysa 2018. Xisbiga talada haya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Turkiga, Qatar iyo Dalal Kale Oo Cambaareeyay Weerarkii Dekadda. Michael Keating oo ah ergeyga xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay ka xun yihiin khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho isagoo intaa raaciyay in dadka qaraxaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ilhaan Cumar “Waxaa La Iigu Yeeray ISIS” Gabadha Soomaali Ameerikaanka ah ee loo doortay xildhibaanka degmo ka tirsan Minnesota ayaa sheegtay in lagu fadeexeystay looguna yeeray inay tahay ISIS. Taas waxay ku tilmaamtay wax ka yaabiyay, Ilhaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shabakad Ka Ganacsatada Xubnaha Jirka Banii’aadamka Oo Lagu Qabtay Masar Dalka Masar waxaa gacanta lagu dhigay shabakad si sharci darro ah uga ganacsata xubno ka tirsan jirka banii’aadamka. Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Masar, ilaa 45 qof ayaa arrinkaas loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Oo $100 Million Kenya Ku Siiyay La Dagaalanka Argigixisada Jariidadda afka dheer ee ka soo baxda dalka Kenya ee Daily Naition ayaa goordhaw daabacday in dalka Mareykanka uu ilaa $100 million siiyay dalkaasi. Lacagtan ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Eyga Waalan Ee Mareykanka Oo Noqonaya Wasiirka Gashaadhigga Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Janaraal James Mattis u rashaxay in uu noqdo wasiirka arrimaha gashaadhigga. Janaraal James Mattis oo loogu yaaro Eyga Waalan waxaa uu horay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ka Badbaaday Diyaarad La Qaraxday Ciyaartoy Braziliyaan ah Diyaarad ay saarnaayeen ilaa 81 qof oo u badnaa ciyaartoy u dhashay dalkaai Barzil ayaa ku qaraxday maagaalada Medellin ee dalka Colombia. Sida warar ay sheegayaan ilaa 6 qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Mareykanka Oo Ardey Asalkiisa Soomaaliya Ahaa Ku Dilay Ohio Booliiska Mareykanka ayaa dilay ardey jiiritaan iyo Tooreyn isugu daray ardey ku sugnaa Jaamacadda Ohio, taasi oo keentay buuq iyo dhaawac 11 qof. Mas’uuliyiin ka tirsan Mareykanka ayaa sheegaya in…