1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu cuslaa ka wada Qasa Maamulka Israa’iil ayaa dib u billaabay duqeymihii marinka Qasa, ayagoo sheegay in ururka Xamaas uu diiday in la ballaariyo heshiiska xabbad-joojinta, wuxuuna xaafiiska Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ku dhawaaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo Sheegtay inay La Wareegeen Markab Laga Leeyahay Israa’iil Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa ku dhawaaqday inay la wareegeen markab ay sheegeen ay leeyahay Israa’iil, xilli uu marayay Badda Cas. Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta, Yaxye Saree, ayaa bayaan uu jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo jawaab adag ka bixiyay duqeymo dhimasho badan sababay oo Mareykanku u geystay Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay beegsadeen markab nooca diyaaradaha xambaara ah oo uu leeyahay Mareykanku, kaas oo tobanaan gantaal ay ku garaaceen, ayagoo ka jawaabaya duqeymo khasaare badan dhaliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 30 qof oo ku dhintay duqeymo ay Mareykanka iyo Ingiriis-ku ka fuliyeen dalka Yemen Warbaahinta xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa sheegtay in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba lihi uu ka dhashay duqeymo ay Mareykanka iyo xulafadiisu ka fuliyeen dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisada ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo sii xoogeysatay Hogaamiyaha gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka Itoobiya Getachew Reda, ayaa sheegay in maamulkiisu uu dejin doono xaaladda, inkastoo xoogagga iska soo horjeeda ay la wareegeen gacan ku haynta deegaannada qaar.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray Ruushka Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray dalka Ruushka sida laga soo xigtay saraakiil ka ag dhow aqalka cad. Shabakadda Bloomberg oosoo xigatay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka ku dhawaad 200 oo ruux oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Suuriya Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo hakiyay taageeradii militari ee Maraykanku siin jirey Ukraine Maamulka Trump ayaa hakiyay dhammaan gargaarkii militari ee Mareykanku uu siin jiray Ukraine, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan aqalka cad ee dalkaas looga taliyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Congo DRC oo diiday inay wada-hadal la gasho kooxda M23 Dowladda Congo DRC oo diiday inay wada-hadal la gasho kooxda M23 Inkastoo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah iyo midka gobolka ee saaran haddana Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Militariga Suudaan oo diley ku dhowaad 20 xubnood oo ka tirsan fallaagada RSF militariga Suudaan ayaa sheegay inay dileen 17 xubnood oo ka tirsanaa fallaagada RSF ka dib weerarro is xig xigay oo ka dhacay magaalada Ceel fasher ee caasimadda gobolka Darfur.