1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisad Dhaqaale oo Ka Dhex Qaraxday Mareykanka iyo Colombia Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Axaddii shaaciyey in maamulkiisu uu dul dhigi doono canshuur dhan 25% badeecadaha ay Colombia u dhoofiso Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar malaawiyaan ah oo lagu diley dalka Jamhuuriyadda Dimoquraadiga ah ee Koongo Saddex ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta u jooga dalka Jamhuuriyadda Dimoquraadiga ah ee Koongo oo u dhashay Malawi ayaa lagu dilay iska horimaad ay bariga dalkaas kula galeen dagaalyahannada M23 ee ay Rwanda taageerto
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku dhawaaqay qorshe dadka Qasa ku nool dalal kale loogu rarayo Saacadihii la soo dhaafay waxaa warbaahinta dunida qabsaday war uu soo saaray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo ahaa inuu ka shaqaynayo in dadka marinka Qasa ku nool dalal kale loo raro.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo sii daysay 4 dumar oo kamid ahaa dadkii ay gacanta ku hayeen. Xamaas ayaa sii deysay afar haween ah oo ka tirsan ciidamada Israel, kuwaasi oo ay ku bedelatay ilaa 200 oo maxaabiis Falastiiniyiin ah, waxayna tillaabadani qeyb ka tahay is-dhaafsiga maxaabiista inta lagu jiro heshiiska xabbad-joojinta ah
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo ku dhawaaqday inay furayso buundo gasha Qasa si gargaarkaa loogu gudbiyo Dawladda Qatar ayaa ku dhawaaqday furitaanka buundada dhulka oo gasha Qasa si ay halkaas u gaarsiiso 12,500,000 litir oo shidaal ah inta lagu jiro tobanka maalmood ee ugu horreeya ee heshiiska xabbad joojinta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo durba soo saaray amarradii ugu adkaa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo saacado ka hor loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaasi ayaa durbaba is badel maamul oo xoog leh, kuwaas oo ay ku jiraan burinta qaar kamid ah go’aamadii uu horay u gaaray madaxweynaha xilka ku wareejiyay ee Joe Biden.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo si rasmi ah loo dhaariyay madaxtinimada Mareykanka Donald Trump ayaa markii labaad loo dhaariyo xilka madaxweynaha Mareykanka, asagoo noqanaya madaxweynayaasha 47-aad ee dalkaas, waxaana caleemo saarkiisu ka dhacay magaalada Washington DC
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 630 oo gaadiid gargaar wata ah ayaa gudaha u galay Xilli saacado ka hor ay dhaqan-gashay xabbad-joojinta marinka Qaza ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha bini’aadantinimadu waxa uu sheegay in ka badan 630 baabuur oo gargaar ah la geeyay Qasa
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 100 Falastiiniyiin ah oo laga soo daayay Xabsiyada Israa’iil Ayadoo uu saacado ka hor si rasmi ah u dhaqan-galay heshiiskii xabbad-joojinta Qasa ayaa xabsiyada Israa’iil laga soo daayay 90 qof oo Falastiiniyiin ah, waxayna dib ula midoobeen qoyaskooda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ? Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas.