1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga, Masar, iyo Pakistan oo wada dadaal lagu wada hadashiinayo Mareykanka iyo Iiraan Madaxda dalalka Turkey, Masar iyo Pakistan ayaa wada dadaallo diblomaasiyadeed oo xooggan si loo qabto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda Mareykanka iyo Iran, sida ay sheegayaan ilo diblomaasiyadeed oo lagu kalsoon yahay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Colombia Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad uu leeyahay Ciidanka Cirka ee Colombia ay burburtay wax yar kadib markii ay kacday, sida ay sheegeen saraakiisha dowladdu.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump oo Dib u Dhigay Weerarradii Maraykanka ee Warshadaha Korontada ee Iiraan Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa ku dhawaaqay in weerarradii la qorsheeyay ee lagu qaadi lahaa warshadaha korontada iyo kaabayaasha tamarta ee Iran ay dib u dhacayaan muddo shan maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka LaGuardia ee New York Warbaahinta Mareykanka ayaa saaka aroortii hore soo werisay in uu dhacay shil Diyaaradeed ka dib markii ay isku dhaceen culus oo u dhexeeya diyaarad laga leeyahay Kanada iyo gaari ku sugnaa dhabaha diyaaradaha ee garoonka diyaaradaha LaGuardia ee magaalada New York.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo ku hanjabay inuu qaadayo Tallaabooyin adag oo looga jawaabayo weeraradda Iiraan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay waxa ay ku tilmaantay falal gardarro ah oo ay Iiraan ka waddo gobolka, kuwaas oo ay sheegtay inay si toos ah u beegsanayaan amniga iyo xasilloonida Boqortooyada iyo dalalka kale ee Khaliijka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo adeegsatay gantaal cusub oo riddo dheer Wararka ka imanaya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in dowladda Iiraan ay adeegsatay gantaal cusub oo riddo dheer leh, kaas oo la sheegay inuu gaari karo masaafo dhan 4,000 km (afar kun oo kiilomitir).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabiyay Taangi Casri ah Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa kormeeray tababar milatari oo ballaaran oo lagu soo bandhigay taangi cusub, sida ay baahisay Korean Central News Agency (KCNA).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo dil toogasho ah ku fulisay dad lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen Rabshado dalkaasi ka dhacay Hay’adda garsoorka ee dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqday fulinta xukun dil ah oo lagu riday saddex qof, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen rabshado ka dhacay magaalada Qum bishii Janaayo ee la soo dhaafay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Gantaallo ku garaacaysa Israa’iil iyo Daanta Galbeed Dad ku sugan qaybo ka mid ah Israa’iil iyo Daanta Galbeed ayaa sheegay inay arkeen gantaallo badan oo hawada maraya, kuwaas oo ka yimid Iiraan, iyadoo xaaladdu uu dagaalka gobolka Bariga Dhexe sii xoogaysanayo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 400 qof oo ku geeriyooday weerar lagu qaaday goob dhaqan-celin oo ku taalla Afgaanistaan In ka badan 400 oo qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen weerar lala beegsaday xarun dhaqan-celin oo lagu daweeyo dadka qabatimay daroogada oo ku taalla caasimadda Afgaanistaan ee Kabul, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaas