Tirada Dadka Ku Dhintay Marinka Qasa oo Kordhay, Israel iyo Xamaas oo Goodin Wada Tirada dadka lagu dilay weerarka todobaadkii labaad ka socda Marinka Qasa ayaa gaartay 2,300 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta, waxaana wali socda duqeymaha ay wado Israel. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Midowga Yurub iyo Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin Inta badan wadamada Reer galbeed ayaa joojiyey gargaarkii ay siin jireen dadka reer Falastiin,waxaana Midowga Yurub oo ahaa deeq bixiyaha ugu weynaa ee Falastiin uu ku dhawaaqay inuu hakiyey.
2 daqiiqo Dowladda Canada oo Deeq Lacageed Siinaysa Shacabka Falastiin, Kadib Duulaanka Israel Dowladda Canada ayaa sii daysay Yabooh lacageed oo gaara 10 milyan oo dollar oo lagu caawinayo dadka rayidka ee ku waxyeeloobay colaada ka taagan Qasa ee dhulka reer Falastiin oo duulaan ay ka wado Israel.
1 daqiiqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kulan La Qaatay Hoggaamiyaha Deegaannada SSC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha KMG ah ee deegaanka SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Firdhiye.
1 daqiiqo Dowladaha Iran iyo Sucuudiga oo Ka Wada Hadlay Dagaalka Ka Socda Dhulka Falastiin Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa uu telefoonka kula hadlay, madaxweynaha Iiraan, Ibrahim Raisi, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ka taagan bariga dhexe.
2 daqiiqo Dowladda Giriigga oo Ka Digeysa Dagaalka Israel Inuu Sababi Karo Kororka Tahriibka Xilli Israa’iil sii kordhisay go’doominta ay ku hayso marinka Qaza, isla markaana ay sare u kacday suurto-galnimada dagaal wakhti dheer socda, ayaa dawladda Giriigu waxay sheegtay in laga cabsi qabo qulqulka muhaajiriin cusub.
1 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Marocco Kula Kulmay Ku-xigeenka Hey’adda MIGA Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Marrakesh ee dalka Morocco ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Hey’adda Ceymiska Maalgashiga Caalamiga ah.
2 daqiiqo Dowladda Kenya oo 17 Million oo Dollar Ka Heshay Kaalinteeda Howlgalka Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa shegtay in ay ka heshay 17 milyan oo doolar, kaalinta ay ka qaadato howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS, kaas oo howshiisa uu ku egyahay bisha December ee sanadka soo socda 2024.
2 daqiiqo Duqeymaha Qaza oo ay Ku Dhinteen 700 oo Falastiiniyiin ah oo ay Ku Jiraan 40 Caruur Magaalada Qaza ayaa ka sii socda duqeymaha ay geysanayaaan diyaaradaha dagaalka Israel, waxaana dagaallo iyo duqeymo maalintii afaraad isdhaafsanaya labada dhinac Milatariga Israel iyo Xamaas, xillii ay sii kordhayaan khasaaraha.
1 daqiiqo Maxkamadda Sare Ee Kenya oo Hakisay Ciidan Lagu Waday in ay Gaaraan Haiti Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa Isniintii ku dhawaaqday go’aan ay si ku-meel gaar ah ugu hakisay tallaabadii ay xukuumadda Kenya ay ku doonaysay inay ciidamo boolis ah ugu dirto dalka Haiti, ee ay ka jiraan falalka amni darri iyo xasarado.