1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha Ka Dhashay Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Kuwait oo sii Kordhay Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dhisme dab ka kacay dalka kuwait, iyadoo ilaa hadda dhimashada ay gaartay 49 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Macalimiin Mareykan ah oo Lagu Weeraray Macbad Ku Yaalla Shiinaha oo ay Booqanayeen Afar macalin oo Mareykan ah oo wax ka dhiga jaamacad yar oo ku taal Magaalada jilin ee bariga Shiinaha ayaa tooray lagu weeraray sida ay warinayso warbaahinta dalka maraykanku, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ukraine oo Sheegatay in Diyaarad Dagaal ay Ku Burburisay Gudaha Ruushka Ciidamada Ukraine ayaa duqeeyey diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo nooceedu ahaa Sukhoi Su-57, taasoo ku sugneyd saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaalla gudaha Ruushka, sida ay sheegtay hay’adda sirdoonka ee Kyiv’s GUR.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo 210 Falastiiniyiin ah Maalin Qura Ku Dishay Marinka Qaza Masuuliyiinta Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay, weerar isugu jiray cirka, dhulka iyo badda oo ay Isra’il shalay ku qaadday bartamaha Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ciidankiisa Kala Baxaya Niger iyo Ruushka oo Durba Lagu Arkay Wararka ka imaanaya dalk Niger ayaa sheegaya in diyaarad sida qalab milatari iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Mareykanku ay ka duushay gegi ku taalla duleedka caasimadda Niamey, taas oo ah tillaabadii ugu horreysay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin u Dhashay Faransiiska oo Lagu Eedeeyay Uruurunti Xogo Milatari oo Ruushka Lagu Xiray Ruushka ayaa xiray nin u dhashay dalka Faransiiska oo u shaqeynayay hay’ad fadhigeedu yahay Geneva, kuwaas oo lagu ku eedeeyay inuu ururiyay macluumaadka ku saabsan militariga, iasagoo ku guuldareystay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Train oo Khasaare Sababay oo Ka Dhacay Dalka Czech ee Bariga Yurub Afar qof ayaa ku dhimatay in ka badan labaatameeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen shil Tareen oo ka dhacay magaalada Pardubice ee dalka Czech, oo qiyaastii 100 KM u jirta caasimadda dalkaas ee Prague.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xootiyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israel, Kuwaas oo Laga Tuuray Dhinaca Badda Cas Ciidanka maamulka Israa’iil ayaa bayaan ay soo saareen ku qirtay in gantaallo dhan badda cas laga soo tuuray lagu weeraray deegaanno ku yaalla gudaha Israa’iil, ayagoo sheegay in hannaankooda difaaca cirku uu ka hortagay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Sii Wadda Duqeynta Shacabka Falastiin Saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaaradaha dagaalka Israa’iil ay duqeeyeen guri ku yaalla xaafadda Daraj ee magaalada Gaza, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa.
2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Caalamka In Kabadan 20 Qof oo Ku Geeriyootay Doon Ku Qalibantay Badda u Dhaxeysa Afganistaan Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay doon ku qalibantay wabi ku taal gobolka Nangarhar ee bariga Afgaanistaan, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah ee deegaanku, xilligaan ayaa ah xilli ay badda si aad ah u kacsan tahay