1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo ku dhawaaqday inay furayso buundo gasha Qasa si gargaarkaa loogu gudbiyo Dawladda Qatar ayaa ku dhawaaqday furitaanka buundada dhulka oo gasha Qasa si ay halkaas u gaarsiiso 12,500,000 litir oo shidaal ah inta lagu jiro tobanka maalmood ee ugu horreeya ee heshiiska xabbad joojinta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo durba soo saaray amarradii ugu adkaa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo saacado ka hor loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaasi ayaa durbaba is badel maamul oo xoog leh, kuwaas oo ay ku jiraan burinta qaar kamid ah go’aamadii uu horay u gaaray madaxweynaha xilka ku wareejiyay ee Joe Biden.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo si rasmi ah loo dhaariyay madaxtinimada Mareykanka Donald Trump ayaa markii labaad loo dhaariyo xilka madaxweynaha Mareykanka, asagoo noqanaya madaxweynayaasha 47-aad ee dalkaas, waxaana caleemo saarkiisu ka dhacay magaalada Washington DC
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 630 oo gaadiid gargaar wata ah ayaa gudaha u galay Xilli saacado ka hor ay dhaqan-gashay xabbad-joojinta marinka Qaza ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha bini’aadantinimadu waxa uu sheegay in ka badan 630 baabuur oo gargaar ah la geeyay Qasa
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 100 Falastiiniyiin ah oo laga soo daayay Xabsiyada Israa’iil Ayadoo uu saacado ka hor si rasmi ah u dhaqan-galay heshiiskii xabbad-joojinta Qasa ayaa xabsiyada Israa’iil laga soo daayay 90 qof oo Falastiiniyiin ah, waxayna dib ula midoobeen qoyaskooda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ? Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xabbad-joojinta Gaza oo maanta lagu waddo in ay dhaqan gasho Xabad-joojinti ay ku heshiiyeen Israa’iil iyo Xamaas ayaa lagu wadaa in saaka 8:30 subaxnimo xilliga Bariga Dhexe ay ka dhaqan gasho guud ahaan Marinka Gaza, sidaasi waxaa Sabtidi shalay magaalada Doha kaga dhawaaqay dhexdhexaadiyaasha wadahadallada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imran khan oo lagu xukumay 14 sano oo xarig ah, haddaba maxaa loo haystaa ? Maxkamad ku taal Pakistan ayaa 14 sano oo xarig ah ku xukuntay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan, waxaana loo haystaa dacwado la xariira musuqmaasuq dhul ah, sida dacwad oogayaashu sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay goobo ay ku sugnaayeen Ciidanka Suuriya Ilo wareedyo ku sugan gudaha Suuriya ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay leedahay Israa’iil ay bartilmaameedsadeen kolonyo ka tirsan waaxda howlgallada milatariga dalkaas oo ku sugnaa tuulada Ghadir al-Bustan ee duleedka magaalada Quneitra oo ku taalla koonfurta bari ee Suuriya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil iyo Xamaas oo gaaray heshiis xabbad joojin ah iyo dabaaldegyo ka socda Qasa Ra’iisul wasaaraha dalka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay heshiis xabbad-joojin ah oo ay wadajir u gaareen Xamaas iyo Israa’iil