1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 10 qof oo lagu diley dagaal culus oo ka dhacay dalka Mali Ugu yaraan sideed qof oo rayid ah ayaa lagu dilay bartamaha dalka Maali, sida ay sheegeen ilo-wareedyo kala duwan, waxaana ciidamada Mali iyo kooxda Wagner ee Ruushka lagu dambeeyay weerarka dadkaasi ay ku dhibteen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay inuu si adag uga hortagayo in Jarmalku uu xubin buuxda ka noqda golaha ammaanka Qaramada Midoobay Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay si cad u diiday damaca Jarmalku ku doonayo in uu xubin rasmi ah ka noqda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha dhimashada ee ka dhashay shilkii diyaaraddii Kuuriyada koonfureed oo kordhay Khasaaraha dhimashada ee uu sababay shilkii diyaaradda kuuriyada koonfureed ee Jeju Air ayaa gaaray 127 qof oo dhimasho ah, sida laga soo xigtay wakaaladda dab-damiska ee dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 85 qof oo ku geeriyooday shil diiyaaradeed oo ka dhacay dalka Kuuriyada Koofureed In ka badan 85 qof ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka caalamiga ah ee muan ee dalka Kuuriyada Koonfureed, sida ay xaqiijisay waaxda dab-damiska ee dalkaasi
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo qirtay inuu soo riday diyaaraddii Azerbaijan ee dadka badani ku dhinteen Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa qiratay in ciidanka difaaca cirka ee dalkiisu ay si kama’ ah u soo rideen diyaaraddii Azerbaijan ee arbacadii la soo dhaafay ku burburtay hawada dalka Kazakhstan
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox hubaysan oo ugu yaraan 10 askari ka dishay ciidanka Suuriya In ka badan 10 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda cusub ee Suuriya ayaa lagu diley dagaal ay la galeen koox hubaysan oo horay uga tirsanayd xoogaggii maamulkii madaxweyne Bishaar Al-assad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wariyeyaal lagu laayay Gaza Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay, in ugu yaraan 10 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada Isra’iil ka geysteen Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo weerartay goobo ku yaalla gudaha Israa’iil Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa sheegay inay weerar gantaallo ah ka fuliyeen goobo ku yaalla gudaha maamulka Israa’iil iyo dhulalka kale ee la haysto.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 21 oo qof oo lagu diley rabshado ka dhacay dalka Mozambiqu Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in ugu yaraan 21 qof ay lagu dilay rabshado ka dhacay magaalooyinka qaar tan iyo markii maxkamadda sare ee Mozambique ay xaqiijisay in xisbiga talada haya ee Frelimo uu ku guuleystay doorashooyin lagu muransan yahay oo dhacday horraantii bishii Oktoobar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo qiratay in ciidankeeda ay waxyeello ka soo gaartay qarax ka dhacay ka dhacay marinka Qasa Idaacadda ciidamada Israa’iil ayaa sheegtay in 3 askari oo Israa’iiliyiin ah ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kuwaas oo mid ka mid ah ay xaaladdiisu halis tahay, ka dib markii taangi marayey marinka Qasa qaraxyo bumbo lala eegtay.