2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gobolka Alberta Ee Dalka Canada oo Xaalad Degdeg ah Looga Dhawaaqay Gobolka Alberta dalka Canada ayaa looga dhawaaqay xaalads degdeg ah kaddib markii dab ka soo billowday keymaha uu ku fiday gobolkaas ku yaalla galbeedka dalkaas, taasoo sababtay in ku dhowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Hubeysan oo Toogasho Wadareed Ka Geystay Suuq Laga Dukaameysto Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay siddeed qof waqooyiga magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka, kuwaas oo ka dukaameysanayay suuq ganacsi oo ku yaalla halkaasi. Ciidamada gurmadka deg…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqor Charles oo Loo Caleema Saaray Boqornimada Ingiriiska Dalka Ingiriiska waxaa Sabtida maanta ah lagu caleemasaaray Boqor Charles-Sadexaad iyo xaaskiisa, Boqorad Consort Camilla. Waa caleemasaarkii boqortooyo ee u horreeyey ee lagu qabto Britain muddo 70 sano ah. Boqorad…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ukraine Miyey Kambeysay Weerarka Lagu Qaaday Madaxtooyada Ruushka? Dowladda Ruushka ayaa ku eedeysay dhigeeda Ukraine inay weerarro diyaarado drone ah ku beegsatay madaxtooyada looga arrimiyo dalkaas ee loo yaqaano Kremlin-ka , iyadoo eedeyntaas ay dhanka Kyiv beenisay iney…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Kordhinaysa Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxaa la kordhiyay tiradooda oo la gaarsiiyay 900 oo askari sida laga soo xigtay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka, ciidanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sudan oo Laga Cabsi Qabo Iney Burburto iyo Dagaallo Sokeeye Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Sudan iyo xoogaga gurmadka degdeg ah ayaa galay todobaadkii Afaraad, iyadoo madaxa Qaramada Midoobay uu ka digay in dalkaasi uu burburayo. Diyaarado dagaal ayaa lagu waramayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Wali Ka Socda Sudan iyo XabadJoojin Cusub oo Lagaga Dhawaaqay Waxaa magaalada Khartoum ee dalka Sudan Asbuucii Afaraad ka socda dagaal xoogga oo dhaxeeya kooxaha iska awoodda dalkaas ee Milatariga iyo xoogagga kasoo horjeeda, waxaana dhinacyadu markale ay ku dhawaaqeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Turkiga oo Markale Lagu Arkay Ololaha Doorashada Dalkaas Madaxweyne Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii maanta dib uga soo muuqday ololihii doorashada ee galbeedka Turkiga, kadib maalmihii lasoo dhaafay oo la sheegay inuu wajahay xaalad caafimaad. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Dalka Morocco uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda Carabta. Shirkaan oo ka furmay magaalada Rabaat ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Ka Digtay Heshiiska Mareykanka iyo Koonfur Kuuriya Kuuriyada Waqooyi ayaa digniin kasoo saartay heshiis ay wadagaleen Mareynkanka iyo Koofur Kuuriya, kaas oo ay ku tilmaanta mid daandaansi ah, Mareykanka ayaa Koonfurta la leh heshiis Milatari tan iyo…