1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ahlu-sunna Iyo Ciidamo Uu Hoggaaminayo Oo u Goostay Galmudug Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in sarkaal ka tirsanaa ciidanka Ahlu-sunna laguna magacaabo C/risaaq Cali Tubaako iyo ciidan uu hoggaaminayey ay u u goosteen dhanka maamulka Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Faah Faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta geystay, kaasi oo maanta ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Rag hubeysan ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Arrimo Ku Saabsan Horumarinta Iyo Dib u Dhiska Dalka Kala Hadlay Madaxa UNDP Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), Helen Clark, oo booqasho ku joogta dalka. Madaxweynaha iyo madaxa UNDP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Ku Dilay Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhow rag ku hubeysan Bistoolado ay dileen askari ka tirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Nairobi, Kenya Kooxo hubeysan ayaa caawa maqrinimadii goobtiisa ganacsi oo ku taalla bartamaha xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ku dilay Mustaf Sheekh Cabdullahi oo ahaa wiil dhallinyaro ah islamarkaana xilliga la dilayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Mandhera Oo Jubbaland Kala Shiray Sugista Amniga Xadka Kenya Iyo Soomaaliya Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wasiirka amniga maamul goboleedka Jubbaland C/rashiid C/nuur Janan halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Wasiir Janan ayaa kulamo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Madaxweyne Joseph Kabila oo Bilaabay Shaqo Joojin Guud Mucaaradka madaxweynaha dalka Congo Joseph Kabila ayaa bilaabay shaqo joojin guud kadib markii guddiga doorashooyinka ee dalkaasi ay ku dhawaaqeen inaaney suurtogalayn dooorashadii bisha November, sababo ay ku sheegeen diiwaangelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Badan Hal Milyan Oo Saxiixay Warqad Furan oo Lagu Dalbanayo Goonni Isku Taagga Somaliland Magaalada Hargeysa waxa lagu soo gabagabeeyay barnaamij Afar bilood ay soo wadday wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo dad tiradoodu gaarayso hal Milyan iyo 21 Kun oo qof ay soo saxiixeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In Puntland Iyo Galmudug u Midoobaan Xaqiijinta Amniga Gaalkacyo Waxgaradka gobalka Mudug ee Galmudug ayaa soo jeediyay in laga wada shaqeeyo ammaanka gobalka iyo kan magaalada Gaalkacyo kadib qaraxyo khasaare badan dhaliyay oo dhowaan ka dhacay dhanka waqooyi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobolkaa Hiiraan Oo Ka Hadlay Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Gobolkaasi Saraakiisha dowladda federaalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidanka dowladda ka sameeyeen gobalkaasi. Howlgalladaan oo ciidamada dowladda federaalka ay ku gacan siinayeen ciidamada AMISOM…