2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Ka Warbixiyey Kulankii Uu Nairobi Kula Yeeshay John Kerry Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa ka warbixiyey kulan uu shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula yeeshay xoghayaha arrimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry. Wasiir Hadliye oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee Galmudug Oo Sheegay Inay Billaabeen Shaqooyinkooda Xubnaha guddiga doorashooyinka ee heer dowlad goboleed ee Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa sheegay si rasmi ah howlahooda shaqo u billaabeen islamarkaana ay u yeereen Odayaasha dhaqanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ado Soo Dhoweeyay Go’aankii Kenya Uga Laabatay Inay Rarto Qaxootiga Dhadhaab Hay’adaha Gargaarka iyo kuwa Qaxootiga ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Kenya ay dib ugu dhigeyso xirista xeryaha Dhadhaab oo Soomaali badan qaxooti ku yihiin. Hay’adahan ayaa sheegay in ay soo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Yaa Dayacay Sool iyo Sanaag?! Dowladda Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay! Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay dayacday gobollada Sool iyo Sanaag, arrintan ayaa timid kadib markii Goobjoog News ay xiriir la sameysay madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay Al-shabaab Kula Galeen Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kaasi oo khasare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Sano Jir Soomaaali Ah Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Sweden Wiil Soomaali ah islamarkaana da’diisa lagu sheegay 8 sano ayaa ku geeriyootay qarax Bam oo lagu tuuray hoygooda oo ku yaalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Dad aan la garan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Booqanaya Gaalkacyo Iyo Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyada Oo Dibadda Loo Qaadayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu booqdo madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas halkaasi oo maalin kahor ay ka dhaceen…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Kala Qeybsanaanta Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, Madaxda Diiddan Donald Trump!! Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa waxaa soo waajahay kala qeybsanaantii ugu xoogga badneyd ee muddooyinkan dambe lasoo gudboonaata, waxay ku kala aragti duwan yihiin teegeerada mursharaxa cusub ee xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Dhaawacantay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Baardheer, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay shil gaari, kaasi oo sababay khasaare dhaawac ah oo soo gaaray askar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Booqday Goobihii Ay Ka Dhaceen Qaraxyadii Gaalkacyo (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey, xubno ka tirsan wasiirada maamulkaasi iyo taliyeyaal ciidan ayaa maanta oo Isniin ah booqday halkii ay shalay ka dhaceen qaraxyada magaalada Gaalkacyo oo dad…