1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Deeq Caafimaad oo uga Timid Turkiga Turkish airline oo sidda deeqdii ugu horey oo ah qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku gudoomay Wasiirka caafimaadka XFS, iyadoo ay goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Qalab Caafimaad Geysay Magaalada Dhuusamareeb Guddiga qaran ee ka hortagga COVID-19 ayaa maanta agab caafimaad geeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, agabkan ayaa loo adeegsan doonaa sidii loo xakameyn lahaa safmarka Coronovirus. Wafdiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Rooble: Xilli Maanta Looga Baahi Badan Yahay Majirto inay iskaashadaan Maamullada iyo Madaxda DFS Faysal Cabdi Rooble oo ah mareeye guud ee magaalada Los angales ayaa cod dheer waxa uu ku sheegay in maanta loo baahanyahay in maamullada dalka ka jira iyo madaxda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Beenisay in DF Ay Diyaarado Sida Gargaar Ka Dajisay Garoowe Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa waxa uu beeniyay in dowladda federaalka ah ay diyaarado siday gargaar shalay ka dajisay magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Qardho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka magaalada Qardho, kulanka ayaa looga hadlay xaaladda ka dhalatay fatahaadii ka dhacday Qardho. Nabadoonada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo War Ka Soo Saartay Dib U Dhaca Ku Yimid Shirweynahoodii War qoraal ah oo ka soo baxay madasha xisbiyada qaran ayaa waxaa dib loogu dhigay shirweyne ay isugu imaan lahaayeen madaxda ku bahoobay madashan oo ka kooban lix xisbi. Madasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Xaaladda Bani’aaddanimo ee Ka Jirta Magaalada Baardheere Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda bini aadantinimo ee la soo gudboonaatay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaddib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Dad isku Qoys Ahaa oo Ay Biriq Ku Dishay Duleedka Dhuusamareeb Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya dad isku qoys ahaa oo ay biriq ku dishay deegaan duleedka ka ah magaalada Dhuusamareeb ka dib markii halkaasi saacadihii la soo dhaafay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Waxaa Na Soo Gaartay Lacag Hal Milyan Ah oo Ay Soo Dirtay Dowladda Federaalka Ah Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in dowladda Federaalka ah ay soo gaarsiisay lacag hal milyan ah taas oo loogu gurmanayo dadka reer Qardho ee ku waxyeeloobay daadadkii magaaladaasi ku rogmaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo Baaq U Diray Dowladda Federaalka Ah Madaxweynihii hore ee dalka haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu baaaq ku aaddan in gurmad degdeg ah loo fidiyo dadka uu saameynta ku yeeshay…