2 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Caamir: Barnaamijka Baxnaano Dowladdu Wax Shaqo Ah Kuma Lahan Yaxye Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda bartay dhaqaalaha ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in barnaamijka Baxnaano oo ay dowladda federaalka ah daah furtay in dowladdu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad oo Sheegay inay Dayacaad Ka Jirto Isbitaal Martiini Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ayaa qoral uu soo saaray waxa uu ku sheegay in dayacaad iyo daryeel la’aan ay ka jirto isbitaal Martiini oo ah halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Ay Dad Ku Geeriyoodeen oo Ku Rogmaday Magaalada Qardho Wararka ka imaanaya magaalada Qardho oo ay xarun uga dhigtay Puntland gobalka Karkaar ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay magaaladaasi ay ku soo rogmadeen daadad sababay khasaare isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo oo Lagu Arkey Ciidan, Gaadiid iyo Diyaarado Itoobiyan Ah Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay lagu arkey ciidamo u badan dalka Itoobiya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Soomaaliya Taliska Mareykanka ee loo yaqaanno AFRICOM ayaa qirtay iney duqeyn ku dileen dad rayid Soomali ah iyaga oo dalbaday cafin. Qoraal ka soo baxay April 27 ayaa lagu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshinno iska Soo Hor Jeeda oo Laga Kala Gudbiyay Madaxweyne Waare iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Sheekh Cusmaan Barre kaasi oo sababay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Sheegtay inuu Sharci Darro Yahay Bandowga Saaran Caasimadda Muqdisho Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada qaran oo uu hoggaamiyo ka yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in bandowga saaran magaalada Muqdisho islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobalka Banaadir Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii arrimaha maaliyadda iyo maamulka Ibraahim Mahad Alle iyo guddoomiye ku xigeenkii gobalka Banaadir ee howlaha guud Fiidoow, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 13 Qof oo Cudurka Shuban Biyoodka ugu Geeriyootay Deegaanka Garasbaaleey Dad ka soo barakacay qaar ka mid ah gobalada dalka islamarkaana soo gaaray kaamamka ku yaal deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho ayaa xaaladdooda caafimaad aad looga deyrinayaa ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdinuur Daahir: Suurtagal Ma Ahan in Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod Ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi baare iyo falanqeeye ka tirsan machadka talefeshinka qaranka Turkiga ee loo yaqaan TRT oo isagoo ku sugan magaalada Istanbul khadka Skyp-ka ugu warramay Goobjoog ayaa…