1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Jubba oo Fatahaad Ka Samaayey Magaalada Baardheere Wabiga Jubba ayaa ku fatahay dagmada Baardheere ee gobolka Gedo kadib markii ay roobabka guga ee ka da’aya guud ahaan dalka buux dhaafiyeen wabiga sidaana uu karkaarrada ku jabsaday. Shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Afyare Cabdi oo Sheegay in Dalka Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Qof iyo Cod Ah Prof Afyare Cabdi Cilmi oo barre ka ah jaamacadda Qadar islamarkaan wareysi siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay in dalka ay ka dhici karto doorasho qof iyo cod…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Xubno Ka Tirsan isbadal Doonka Jubbaland oo Maanta Dib Ugu Laabtay Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid ah xubnaha isbadal doonka Jubbaland ee dhowaan heshiiska la gaaray maamulka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyadeysay Geerida Agaasimihii Madbacadda Qaranka Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiis Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo dhamaan Madaxda Wasaaradda Warfaafingta ayaa si wada jir ah uga tacsiyadeeyay geerida Alle ha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddi u Gurmada Magaalada Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa guddi u magacaabay magaalada Qardho ka dib markii magaaladaasi ay saameyn xooggan ku yeesheen roobab mahiigaana oo halkaasi ka da’ay. Roobabka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweeyne: Cabsi Laga Muujinaayo Fatahaad uu Sameeyo Webiga Shabeelle Shacabka magaalada Belad-weyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga oo roobab badan ay da,een, walalka ugu weeyn waxa uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Bulshada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Ka Qeyb Qaadashada Gurmadka Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee gobolka Karkaar oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan. Madaxweynaha …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud iyo Salaam Bank oo Deeq Gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Isbitaal Martiini. Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista xabsiga ku jirta in ay fadliga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Caamir: Barnaamijka Baxnaano Dowladdu Wax Shaqo Ah Kuma Lahan Yaxye Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda bartay dhaqaalaha ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in barnaamijka Baxnaano oo ay dowladda federaalka ah daah furtay in dowladdu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad oo Sheegay inay Dayacaad Ka Jirto Isbitaal Martiini Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ayaa qoral uu soo saaray waxa uu ku sheegay in dayacaad iyo daryeel la’aan ay ka jirto isbitaal Martiini oo ah halka…