Isbaarooyin Buux Dhaafiyey Gobolka Shabellaha Hoose Dhibaato, cabsi iyo walwal ku maris waddooyinka qaar ee Shabellaha Hoose Sh/hoose waa mid soo jiitameysay sanadihii dambe, sida ay tahayna dadku kama quustaan isticmaalka waddooyinka gobalkaasi, maadaama ay nolashooda… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Ka Socda Gobolkaasi Waxgaradka gobalka Sool ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedka ka soo cusboonaday degaannada hoos yimaada gobolkaasi oo ay ku dhinteen dad u badan shacab aan…
1 daqiiqo Taliska Booliiska Koonfur Galbeed Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Deegaanka Goofgaduud Oo Shalay Lagu Dagaallamay Taliska Ciidamada Booliska gaarka ah maamulk Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay xaaladda degaanka Goofgaduud oo saacadihii la soo dhaafay gacan ku heynteeda ay hadba qolo la wareegeysay. Taliye ku xigeenk…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Qof Rayid Ah Oo Xalay Lagu Dilay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Koox Hubaysan ayaa Xalay Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxa ay ku toogteen Qof Rayid ah, halkaas oo markii dambe ay soo gaareen ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dilkan…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Danjireyaasha Wadamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya Uga Warbixiyey Xaaladda Guud Ee Dalka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Goof-gaduud Ee Baay Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Ciidamada Kenya Oo Madaafiic Ku Gaaracay Deegaanno Ku Yaalla Xadka Soomaaliya Iyo Kenya Dadka ku nool deegaanka dhamase ee xadka aan rasmiga ahayn Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka qeylo dhaaminaya madaafic khasaare geysatay oo ciidamada Kenya habeenadii lasoo dhaafay ay ku garaaceen deegaankaasi.…
1 daqiiqo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Boqortooyada Belgium Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Roxane de Bilderling. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Somaliland Oo Billowday Dadaallo Lagu Xalinayo Dagaallada Gobolka Sool Maamulka Somaliland ayaa billaabay dadaallo la doonayo in lagu xalliyo colaadda ka jirta gobolka Sool, gaar ahaan deegaanno ku dhaw degmada Laascaanood ee gobolkaasi. Magaallada Laascaanood waxaa gaaray xubno ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Helay Martiqaadka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih, oo dalka…