2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Daah Furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan), kaas oo noqonayaa midkii ugu horeeyay ee ay Soomaaliya yeelato muddo haatan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in isbedal amni xilligan laga dareemayo magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyay markii amniga gobolka lagu wareejiyey maamulkooda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lagu La’yahay Garoonka Diyaaradaha Istanbul Kadib Qaraxyo Halkaasi Ka Dhacay Shan Qof oo Soomaali ah oo ka duulayey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Istanbul ayaa lagu soo waramayaa in lagu la’ yahay garoonkaasi kadib qarax dad badab ku dhintay oo halkaas ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Magacaabay Guddi Baara Dagaalladii Ka Dhaca Qeydaro Maamulka Galmudug ayaa magacaabay guddi ka kooban 10 xubin kuwaasi oo isugu jira wasiiro, xildhibaanno iyo Odayaal dhaqameed Galmudug ah, waxaana loo magacaabay inay soo baaraan dagaalladii dhawaan ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa barqadii maanta waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaa oo saarnaa gaari nooca loo yaqaano Cabdi Bile…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobolka Hiiraan Oo Guul Ka Sheegtay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay tuulada lagu magacaabo Ceel-dheer taasi oo ka mid ah deegaannada hoostaga deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan. Dagaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Loo Tababarayo Ka Faa’ideysiga Mashaariicda (Sawirro) Degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka soconaya tababar ku saabsan sidii bulshada uga faa’ideysan mashaariicda kala duwan. Tababarkani oo galay maalintii Labaad ayaa waxaa uu ka soconayaa Xarunta Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Ruushka Iyo Turkiga Oo Muddo Kadib Yeeshay Xiriirkoodii ugu Horeeyay Ee Telefoon Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa xiriirkii ugu horreyay ee teleefoon la sameeyay dhiggiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, waana xiriirkii ugu horreyay ee taleefoon muddo kadib markii uu xumaaday…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sharciga Siyaasadda Qaran ee Genderka Iyo Heshiiska CEDAW Ee Ay Culimada Soomaaliyeed Diideen Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hortimid sharciga siyaasadda qaran ee Genderka ee Wasaaradda Haweenka iyo heshiiska CEDAW ee qaramada Midoobey. Sheekh Bashir Axmed Salaad oo saxaafadda la hadlayey ayaa si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Ka Jirta Deegaanno Ka Mid Ah Gobolka Hiiraan Xaalad biyo yari oo aad u daran ayaa soo food saartay dadka iyo duunyada ku nool qaar ka mid ah deegaannada waqooyi ee gobolka Hiiraan, waxaana dadku ay u baahan…