1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Madaafiic Lagu Garaacay Magaalada Baydhabo (Sawirro) Madaafiic sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa waabarigii saakay waxaa lagu garaacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Maadaafiicdaan oo ahaa Hoobiyeyaal ayaa la sheegayaa in lala eeganayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore C/xakiin Xaaji Fiqi “Soomaaliya Waxay Kusii Socotaa Ceel Aad u Dheer” Wasiirkii hore ee wasaaradda gaashandhigga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya ay hadda ku sugan tahay marxalad adag loona baahan yahay in la helo hoggaan caddaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Magaalada Mandheera Ee Waqooyi Bari Kenya Labo Bas oo nuuca dadweynaha ah ayaa lagu weraray tuulo ka tirsan magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya sida gudoomiyaha degmadaasi Fredrick Shisia uu u shegay wakaladda wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Wadaag Ku Adan Halka Ay Mareyso Siyaasadda Soomaaliya oo Lagu Qabtay Kenya Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo ka mid ah murashaxiinta xilka madaxtinninada dalka Soomaaliya 2016 oo ka soo qeyb galay shirka kana hadlay halkaa ayaa wax ka tilmaamay wax qabadka dowladda haatan jirta…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Haysa Dhabbaha Nabadda iyo Xasiloonida Konton iyo lix sano ka hor maanta, Soomaaliya ayaa xornimada ka heshay Gumaystihii. Waxay ahayd xorriyad si fiican loo kasbaday ka dib awowayaashii dalka oo si geesinimo leh ula dagaalamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Kulamo Amniga Looga Hadlayo La Leh Bulshada Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta waxa uu halkaasi ka billaabay kulamo uu la qaadanayo madaxda gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyin Loo Xiiray Dabaaldegga 1-da Luulyo Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta oo Jicmo ah lagu arkayaa qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, kuwaasi oo diidaya isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Maamuusayey 1-da Luulyo Oo Xalay Ka Dhacday Muqdisho (Sawirro) Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 56-sano guuradii kasoo wareegtay markii gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka 56 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 56 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Guddi u Saaray Walaaca Culimada Ee Sharciga Gender-ka (Sawirro) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kulanka…